Page 2 of 2

Re: Gudoomiyaha Baanka Djibouti oo geeriyooday

Posted: Sat Jan 12, 2013 7:27 pm
by abdikarim86
heroes? Do you see me calling him hero?
And I am pretty sure he did not hold power
in the 1980s, not sure How many Isaaqs he could have "saved"

You have an unhealthy bitterness with regards to the past.
Move on, Most of us have.

I opened a tacsi page for a dead man who I believe
to be reasonably good, as is the custom amongst muslims.
A man who was at my uncles funeral a few years back.

If you have qualms with this man and how he behaved in the past.
open your own bloody topic.

Must you politicise everything?

Re: Gudoomiyaha Baanka Djibouti oo geeriyooday

Posted: Sat Jan 12, 2013 8:30 pm
by SahanGalbeed
Rag waaweyn baad isku sheegtaan qaarkiin e , "bitterness" ka iska daaya , waa lagu gabooba :lol:

Hadday Allah ha u naxariistodu kugu adkaato , inaad iska aamusto ayaa laagu qaatay . Waxa la yidha DECENCY .

Nolosha dhan aynu ku noolnahay baa caynkaas ah . Ninkii jago sare dawlad u haye na , magaalo dhan baa usoo baxda , kii miskiin aha na walaalki baa aasa .

Re: Gudoomiyaha Baanka Djibouti oo geeriyooday

Posted: Sat Jan 12, 2013 8:47 pm
by Rightwing
Rag waaweyn baad isku sheegtaan qaarkiin e , "bitterness" ka iska daaya , waa lagu gabooba :lol:

Hadday Allah ha u naxariistodu kugu adkaato , inaad iska aamusto ayaa laagu qaatay . Waxa la yidha DECENCY .

Nolosha dhan aynu ku noolnahay baa caynkaas ah . Ninkii jago sare dawlad u haye na , magaalo dhan baa usoo baxda , kii miskiin aha na walaalki baa aasa .
Waar anagu Miskiinkaa dhintay kama hadlayno. We just wonder Pourquo Silanyo suce Geele?? Silanyo n'arrete pas de lecher Gelle azz.

Re: Gudoomiyaha Baanka Djibouti oo geeriyooday

Posted: Mon Jan 14, 2013 8:08 pm
by Landerious
alla ya raxma