Moderator: Moderators
Insha'allaah he can lead us allnot in a million year, relax folks.
Mashallah next president of SomaliaWhy are people opposed to this guy he is a good man
LOL Khalid ma hadaad soo baraarugtay o you poor soul.
I dont think that is true faisal wants to be in the back ground when jamaal is the president and influence his decisions thats faisal plan not to run another term thats stupid he know he will lose again. I think labada nin eeh isku magaca ah jamaal cali xussein and faisal cali xuseyn isku siyasad weye.waxa la sheegayaa inuu faysal musharaxnimada imika ku haysto jamaal oo ballantii ka baxay . qofka faysal wax ku darsaday ayaaba nacas ah. miskiinka jamaal lacagtii waa laga dhamaystay oo markii hore udub ayaa lacagta ka cuntay imika faysal ayaa isticmaalay oo haddana daaqada ka tuuraya markii lagu yidhi waad soo baxday.
imisa goor ayuu hore faysal been u sheegay dadka?doorasho walba wuxu odhan jiray tan ayaa iigu danbaysa oo dib isu shariximaayo haddana dib ayuu isu sharixi jiray.nin la aamini karo maaha waxbana lama aha inuu musharaxnimada ku qabsado jamaal.
I dont think that is true faisal wants to be in the back ground when jamaal is the president and influence his decisions thats faisal plan not to run another term thats stupid he know he will lose again. I think labada nin eeh isku magaca ah jamaal cali xussein and faisal cali xuseyn isku siyasad weye.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 27 guests