Postby Somalistan » Mon Jan 21, 2013 8:22 am
Halkan waxaan ka baafinayaa Nin lagu magaaco Axmed Maxamud Maxamed kuna magac dheer "Silaanyo" oo muuqiisa iyo maqalkiisa noogu danbaysay mudo aad u dheer. Fadlan hadii aad ogtahay ama aad ka hayso wax tafaasiil ah ninkaa kor ku xusan, fadlan si deg deg ah ula xariir hayada Gurmad Qaran ee xarunteedu tahay Hargeysa, Somaliland.