MUJ. XASSAN CIISE OO QARSOODI UGU BIIRAYA WADDANI
Muj. Xassan Ciise oo Qarsoodi ugu Biiraya Xisbiga Waddani Hargeisa( Somalilandlive.com) Hogaamiyahay Ururkii Hadhay ee Xaqsoor Mujaahid Hassan Ciise jamac ayaa Lasheegay in uu Si Qarsooyada Wadahadalo Ugulajiro Madaxda Xisbiga Waddani Warar ay Shabakada Somalilandlive Media Kaheshay Dadlooga Qaateena ayaa Muujinaya in uu Gudoomiyaha Ururuka Hadhay ee Xaqsoor uu Ka Rajo Dhigay Diidmadii uu Diidanaa in uu Aqbalo Natiijada Kasoo badax Doorashada Golaha Deegaanka Taas oo ay Ka,Urur Ahaan Qaadaceen.
Wadahadaladan ayaa 70% Heshiish Laga Gaadhay Sida ay Xogtu Timaamayso Taas oo loobalan Qaaday Xassan Ciise iyo Ururkiisa Hadhay Saami Qaybeed Gaadhaya 35% taas oo Sida ay Xogtu Timaantay ay Ku Qabceen Hogaamiyaasha Ururka Xaqsoor.
Xogtan ayaa Tibaaxday in Xassan Ciise oo hore iskugu Dayay in uu Kubiiro Xisbiga Ucid Balse hadan aanay Taasi Suuro Galin Xassan Ciise Aayaa Waxbadan Beeniyay inuu kubiirayo Midkamida Xisbiyada Soobaxay Isaga oo Markastana Ku Celcelin Jiray in ay Urur ahaan Siijirayaan oo aanay Cidna Kubiiri Doonin.
Hadii Hassan Ciise Kubiiro Xisbiga Waddani Waxa ay Tani Soo afjir Doontaa Damicii Xassan Ciise ee Madaxtinimo ee Mustaqbalka uu Rabay Waxay Arintani kusoo Beegmaysaa Wakhti uu Dhawaan Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Hadhay ee Xaqsoor uu ku DHawaaqay in ay Urur Ahaan Dacwad kadhana Maxadwayne Siilaanyo Ay Kafureen Waddanka Ingiriiska.
Isku Soo wada Dar oo tani ayaa Muujinaysa inuu ururka Xaqsoor Hada ku Qancay Wax uu Mudo Badan Xaaraan iyo Cadaalad Darro ku Timaamijiray
http://www.somalilandlive.com/view.php?id=2798




