Faysal Warabe's son arrested tryying to join Al-Shabaab!
Posted: Sun Feb 17, 2013 8:10 pm
by MenaceToSociety
His dad snitched on him
Re: Faysal Warabe's son arrested tryying to join Al-Shabaab!
Posted: Sun Feb 17, 2013 8:53 pm
by MenaceToSociety
Sarkaal ka tirsan Laanta Socdaalka Somaliland ayaa caawa u xaqiijiyay Waaheen in ay Ciidamadda Booliiska Laascaanood soo qabteen Wiil uu dhalay iyo Gabadh ay wada socdeen
Sarkaalka Waaheen Xogta siiyay waxa uu intaas ku daray Ciidanka Booliiska Laascaanood inay u soo dhaadhiciyeen dhinaca Hargeysa, balse ilaa hada ma cada sababta loo soo qabtay wiilka iyo gabadhaasi.
dhinaca kale Feysal Cali Waraabe oo aanu goor dhaweyd la xidhiidhnay si aanu wax uga weydiino sababta Wiilka uu dhalay loo xidhay ayaa yidhi ? Inanka anigaa dhalay waxa ay wada socdaan Gabadh Reer Wajeer ah, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Booliiska waanu ka wada soconay qabashada Wiilka iyo Gabadha, waayo ma garanayo meel ay tagayaan laakiin waxaan doonayaa in la hubiyo oo baadhitaan lagu sameeyo? ayuu yidhi.
Feysal Cali Waraabe waxa uu intaas raaciyay ? Gabadhu waa Reer Wajeer markaanu ogaanay inaybaxsanayaan ayaanu baasaaboorkii ka qaadnay, xalay abaara kowdii habeenimo ayay Hutelkii ay deganayaan ka guureen, saaka kowdii ayuu JPS ku sheegay Burco inay gaadhi ka raaceen, markaa Laascaanood ayaa nasiib wanaag lagu qabtay, waxa aad moodaa in dabeecadiisii wax laga bedelay oo ay heleen kooxaha Xag-jirka ah. mar hore waxay isku dayeen inay Yeman tagaan laakiin waan ka joojiyay? ayuu raaciyay.
Re: Faysal Warabe's son arrested tryying to join Al-Shabaab!
Posted: Mon Feb 18, 2013 6:07 am
by MujahidAishah
Hes tryna join alshabaab with a girl come on ur inadeer cant be that dumb

Re: Faysal Warabe's son arrested tryying to join Al-Shabaab!
Posted: Tue Feb 19, 2013 12:23 am
by MenaceToSociety
Hes tryna join alshabaab with a girl come on ur inadeer cant be that dumb

I'm serious, I have inside info