Page 3 of 6
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:06 pm
by kaliil
I think siciid is and maybe somalistan
somalistan oo keliya ayaa reer oodweyne meesha ka ah.degmada reero badan ayaa dega laakiin magaalada laba reer oo keliya ayaa dega waxaanay yihiin cali siciid iyo ba dhulbahante weliba qolada somalistan e ba dhulbahante ayaa aad ugu badan oodweyne. waa iska magaalo ba dhulbahante.

cigaal (aun) baa degmada ku dhashay baan filayaa
haa Cigaal(aun) oodweyne ayuu ku dhashay oo kusoo koray. hooyadii ayaa HY ahayd laakiin ciday ka ahayd ma garanayo.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:16 pm
by Cumar-Labasuul
runtii waddadan laamiga ee isku keeni laheyd burco & hargeysa, hadii la dhamaystiro inshallah oodweyne would benefit alot from it.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:25 pm
by kaliil
runtii waddadan laamiga ee isku keeni laheyd burco & hargeysa, hadii la dhamaystiro inshallah oodweyne would benefit alot from it.
waa run. reer oodweyne wadadaa aad bay uga faaidi lahaayeen isusocodka Hargeysa iyo Burcona wuu fududaan lahaa.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:27 pm
by Meyle
who the fuq are you ^

Xaaraanyahay xaaraanta ku soo kortay. What kind of question is that? Bilaa edeb baad tahay, you selfrighteous piece of shit.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:39 pm
by Cumar-Labasuul
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:50 pm
by Meyle
Hooyadaa iyo Abahaa baa sheegatooyin ah and you know what I mean ina Bucur Bacayrow. Weligaaba qiiqa isku qari but this fact is clear.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:55 pm
by Cumar-Labasuul
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 2:58 pm
by Meyle
Nah but l find it amusing that you wont embrace your lineage, the real one that is.

Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 3:19 pm
by Xiis1928
somalistan oo keliya ayaa reer oodweyne meesha ka ah.degmada reero badan ayaa dega laakiin magaalada laba reer oo keliya ayaa dega waxaanay yihiin cali siciid iyo ba dhulbahante weliba qolada somalistan e ba dhulbahante ayaa aad ugu badan oodweyne. waa iska magaalo ba dhulbahante.

cigaal (aun) baa degmada ku dhashay baan filayaa
haa Cigaal(aun) oodweyne ayuu ku dhashay oo kusoo koray. hooyadii ayaa HY ahayd laakiin ciday ka ahayd ma garanayo.
Marxuum M.I Cigaal (AUN) reer abti were reer Caynaashe. He was born in Oodweyne but he was raised in Burco. Bah Dhulbahante are not the majority of the residents of Oodweyne. All their fellow Xirsi Cismaan clans reside in the city.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 3:31 pm
by kaliil
[

cigaal (aun) baa degmada ku dhashay baan filayaa
Marxuum M.I Cigaal (AUN) reer abti were reer Caynaashe. He was born in Oodweyne but he was raised in Burco. Bah Dhulbahante are not the majority of the residents of Oodweyne. All their fellow Xirsi Cismaan clans reside in the city.[/quote]
waar Xirsi Cismaan reer sugule mooyaane cid kale kama degto degmada oodweyne.sidaan kuu sheegay magalada laba reer uun ayaa dega ba dhulbahante ayaa u badana.Habar Yoonis degmada oodweyne 6 reer oo kala ah ba dhulbahante, cali siciid, ugaadh cumar, gunbuur,reer sugule iyo baha ismaaciil ayaa weligood ka degi jiray laakiin intii danbe ayay muuse cabdale Berbera iyo waqooyi ka yimi kusoo durgeen oo deegaano ku yeesheen ku noqdeena reerka 7:aad.Xirsi Cismaan degmada Burco, Duruqsi iyo Gaashaamo ayay degaan.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 4:46 pm
by HooBariiska
ugaadh cumar and isaxaaq are majority oodweyne, what are u guys smoking these days
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 5:20 pm
by ofafrique
Majestic indeed.

Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 6:35 pm
by X.Playa
[

cigaal (aun) baa degmada ku dhashay baan filayaa
Marxuum M.I Cigaal (AUN) reer abti were reer Caynaashe. He was born in Oodweyne but he was raised in Burco. Bah Dhulbahante are not the majority of the residents of Oodweyne. All their fellow Xirsi Cismaan clans reside in the city.
waar Xirsi Cismaan reer sugule mooyaane cid kale kama degto degmada oodweyne.sidaan kuu sheegay magalada laba reer uun ayaa dega ba dhulbahante ayaa u badana.Habar Yoonis degmada oodweyne 6 reer oo kala ah ba dhulbahante, cali siciid, ugaadh cumar, gunbuur,reer sugule iyo baha ismaaciil ayaa weligood ka degi jiray laakiin intii danbe ayay muuse cabdale Berbera iyo waqooyi ka yimi kusoo durgeen oo deegaano ku yeesheen ku noqdeena reerka 7:aad.Xirsi Cismaan degmada Burco, Duruqsi iyo Gaashaamo ayay degaan.[/quote]
Gumbuur in oodweyne?? baha ismaaciil?? waar ninku miyuu waalanyay, oo yaa waxaas kugu yidhi adeer? magaalada reeraa asal ahaan u daga , waxa weeye, Ba-dhulbahnate, Ugaadh Cumar, Muuse Cabdalle, Guyoobe (ciidagale) reer sugulle. Baha-Ismaaciil iyo gumbuur iyo cali siciid ma maqal , meel ay xataa Gumbuur kaga dhawayiin garan maayo. Banka Tuuyo ilaa Oodweyne , Isxaaq ayaaba la odhan karaa ayaa kaga dhaw kuwaas.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 6:47 pm
by Siciid85
Baha Ismaciil do live in Oodweyne district although not in many numbers as before since many of them immigrated to Haud. Infact in 1960 Feb Somaliland parliament
the only seat Oodweyne had in the entire Somaliland was a man of Reer Abokar(Baha Ismaaciil) origin.
Max’ud Yaasiin Sh Muuse
H.Y. Reer Abokor(Baha Ismaaciil).
Oodweyne
http://longlivesomaliland.com/xogogaal_ ... aankii.htm
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 6:49 pm
by Somalistan
I know that bah dhulbahante are majority in oodwayne, followed by Ugaadh cumar, Cali Siciid and Muse abdalle. But I think it's mixture of all historic "oodwayne Habar yonis" clans as mentioned above including rer sugulle and Qobtallada(gunbuur, Idriis abdalle, rer abokor & carabala).