Page 5 of 6
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 9:52 pm
by hargaysaay
Hargaisa is awfully over populated with serious water shortages i guess its time for every one to give a chance of investment in other areas.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Tue Feb 26, 2013 10:07 pm
by Siciid85
Lol@Timocase. If it will make them focus on their deegaans sure.
Hargaysaay 1 city state is never a good idea. Somaliland should have atleast three capitals(South Africa model) for balance so one place doesn't get too
overcroweded.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 3:14 pm
by Meyle
thats not true, ugaadh cumar were there before them
i am from near tabliiqi masjid, near ina af diinle / hamda hotel
do you know where that is?
Hortaa the city is garxajis originally but I heard it was Cidagalle residing in the area, no one said anything about Ugaadh Cumar but one thing is sure the area was already settled before the Sacad Muuse, Arab and Ayub came.
Yep, I know where that is and not far from the tabliiq masjid there is a car garage and next to it you got Ina Warancades zoo.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 4:47 pm
by kaliil
[
Gumbuur in oodweyne?? baha ismaaciil?? waar ninku miyuu waalanyay, oo yaa waxaas kugu yidhi adeer? magaalada reeraa asal ahaan u daga , waxa weeye, Ba-dhulbahnate, Ugaadh Cumar, Muuse Cabdalle, Guyoobe (ciidagale) reer sugulle. Baha-Ismaaciil iyo gumbuur iyo cali siciid ma maqal , meel ay xataa Gumbuur kaga dhawayiin garan maayo. Banka Tuuyo ilaa Oodweyne , Isxaaq ayaaba la odhan karaa ayaa kaga dhaw kuwaas.
waan qoslay runtii waxaanan la yaabay indha adkidaada

.dhul aanad waxba ka aqoon ayaad ku murmaysaa.Cali siciid reeraha oodweyne ugu badan ayay ka mid yihiin iyaga, ba dhulbahante iyo ugaadh cumar.oodweyne waa afar degmo oo kala ah oodweyne, xaaji saalax, raybad khaatumo iyo Haro sheekh. sida loogu kala badanyahay waa sidan: 1. oodweyne Ba dhulbahante, cali siciid iyo ugaadh cumar 2. Raybadh khaatumo: reer sugule, baha ismaaciil, gunbuur 3. Xaaji saalax cali siciid iyo ba dhulbahante 4. haro sheekh muuse cabdale, ba dhulbahante, Isaxaaq, guuyoobe.
sidaan kuu sheegay degmada oodweyne berigii hore waxa degi jiray 6 ardaa waxaana loo yaqaanay lixda ardaaye oodweyne.Muuse cabdale berbera, degmada sheekh iyo haro sheekh oo gobolka Hargeysa ka tirsanayd ayay degi jireen laakiin beryo danbe ayay oodweyne kusoo durkeen weliba 1991 iyo berigii Ciise Muuse islaayeen ayay Saaxil kasoo qaxeen oo aad degmada oodweyne usoo degeen .imika cidina dafirimayso inay deegaano badan ku leeyihiin oodweyne laakiin hore reer oodweyne umay ahaan jirin.aabahaa haddii oodweyne uu ku dhashay macnaheedu maaha inay muuse cabdale oodweyne deegaan ku lahaayeen xiligaa. Habar Yoonis waa tolkood oo mid mid reeraha dhex degaa koley way jireen laakiin deegaan kuma lahayn.Isaxaaqu iyaguna tuunyo ayay muuse cabdale iyo Ugaadh cumar la degaan, dabagorayaalena ba dhulbahante iyo guuyoobe ayay la degaan laakiin deegaano kale kuma laha oo waa reer maroodijeex.Guuyoobe Habar Yoonista oodweyne ayay iska dhex degaane bal sheeg tuulo keliya oo iyaga u gaara oo keligood degan?
Berigii boqor Xirsi Amaan Habar Yoonis u talin jiray oo reero badan gumaystay ayay Muuse Cabdle gumaysiga u adkaysan waayeen oo intay qaxeen Habar Awal la degeen. siday berigaa u dudeen 1991 ayay soo noqdeen
waakii Yawle lahaa:
Awal raace Muuse Cabadlana, odayadoodiiye
Waa aawadiin waxa ku furay, Awdal iyo Shiikhe
Haduu gugu Aboorray ka da'o, ay ma soo galo'e
Siciid Laanmulaaxo Muuse Cabdale ma degaane waa waa magaalo Ba dhulbahante.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 4:57 pm
by HooBariiska
Kaliil dadka ha waalin ninyow, do you mean baho dhulbahante live in rabad khaatumo (in sool?)
so what are they doing in oodweyne in the middle of HY?
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 5:01 pm
by kaliil
Kaliil dadka ha waalin ninyow, do you mean baho dhulbahante live in rabad khaatumo (in sool?)
so what are they doing in oodweyne in the middle of HY?
maxaad u jeedaa? suaashaada maan fahmin? ba dhulbahante waa reer Habar Yoonis ah dhulbahante ayaad ku khaladay baan u malaynayaa. Raybad Khaatumo waa tuulo xuduuda oodweyne Ethiopia la leedahay ku taala oo Dabagorayaale u dhow.waxan u malaynayaa degmada oodweyne Dabagorayaale uun ayaad ka taqaanaa

Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 6:01 pm
by HooBariiska
Kaliil dadka ha waalin ninyow, do you mean baho dhulbahante live in rabad khaatumo (in sool?)
so what are they doing in oodweyne in the middle of HY?
maxaad u jeedaa? suaashaada maan fahmin? ba dhulbahante waa reer Habar Yoonis ah dhulbahante ayaad ku khaladay baan u malaynayaa. Raybad Khaatumo waa tuulo xuduuda oodweyne Ethiopia la leedahay ku taala oo Dabagorayaale u dhow.waxan u malaynayaa degmada oodweyne Dabagorayaale uun ayaad ka taqaanaa

hahahaahahaah waan kaftamaayey bro. waan kala yara aqaanaaa, laakin the resembalance is quiet funny (bah dhulbhanate to dhulbahante, raybad khaatumo to khaatumo)
Dabo gooryaale waa meeshaan ku dhashay bro laakin waxa kale aad sheegaysaan maan arag
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 6:05 pm
by kaliil
[
hahahaahahaah waan kaftamaayey bro. waan kala yara aqaanaaa, laakin the resembalance is quiet funny (bah dhulbhanate to dhulbahante, raybad khaatumo to khaatumo)
Dabo gooryaale waa meeshaan ku dhashay bro laakin waxa kale aad sheegaysaan maan arag
waan yaabay oo waxan is idhi ninku ba dhulbahante iyo raybad khaatumo ayuu garanwaayay

Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 6:27 pm
by X.Playa
Kaliil,
ma ninkaaga leh Sheekh maa ka tirsanayd Hargaysa baa dal i baraya, sheekh miyaanay ka tirsanaan jirin gobolka Togdheer . Mida kale degamada Oodweyne ma waxad u taqaan tan maanta sida loo kala dago mise siday taariikhyan ahaan jirtay. Sida maanta loo kala dago Cali Siciidkan aad sheegaysid waxay u guureen Burco dalkaba ma joogaan , markaas maxaad kuwaasna u reebaysaa muse cabdalle na u raraysaa hadaad maanta ka hadlaysid sugulle ba ma joogo oo sugulle wuxu dagay Hargaysa. degaan ahaan Hargaysa ayuu Muse Cabdalle kaga badnaa Berbera oo Isxaaq mooyee Habar Yoonis Hargaysa dagta #2 bay ka ahaayeen , Berber ba waad kula ordaaysaaye maxaad Hargaysana u sheegi wayday?
Muuse cabdalle reer oodweyne ma ahaan jirin adoo ciyaal ah i bari maysid, berberanad aad ku waalatyna jilibo muse cabdalle ayaa daga , muuse cabdalle Berbera wuxu dagay 1940 , Ciise Muuse na waxay soo dageen 1920, intaasba waa shalay haday adiga wax weyn kula tahay aniga ilama aha. Markaas suuaasha meesha imanaysaa waxa weeye haday 1940 jilibo ka mid ah muuse cabdalle berbera dageen awal halkay dagi jireen? ma China?
Qabaailkan imika aad soo tirisay, Cali Siciid waad qasbaysaaye Cali Siciid waa reer Burco, ardaayada habar yoonis waxay u kala dagaan sidatan:
1- Habar Yoonis bari, sacad yoonis gadhweyn iyo xoogaa muse care ah.
2- Habar Yoonis burco, cali siciid , reer xuseen, xirsi bari, muuse care, reer cawl waa 5taas.
3- Habar Yoonis Galbeed , Isxaaq, Muuse Cabadlle, Ugaadh Cumar, Baha Ismaaciil, reer Sugulle , Ba-Dhulabahnate , Gumbuur.
Cali Siciid ma aha H.Y galbeed weligiina ma ahaan jirin waad qasbaysaa. Muuse Cabdalle na ma ahaan jirin reer Berbera waad qabsanaysa, nin kaste ba magaalada u dhow ayuu dagaan ahaan degaa, sida H.Y ta kale ba qaar Burco u dageen , qaar Ceerigaabo qaarna Hargaysa , sidaas oo kale ayuu muuse cabdalle oo magaalo ahaan Berbera ahayd 1930-1940 u dageen ee dagaan asal ahaan uma laha.
Shirkii ugu danbeeyay ee doorashooyinka ka hor qabaailka degamada Oodweyne daga , waatay ku shireen Oodweyne baaqna soo saareen, sidaan u sheegay ayuun bay ahaayeen weliba Guyoobe na ku jiro. Degamada Oodweyne adaa u kala qaybsaday 3 ee sedex na maaha ee waa wax ka badan 40 tuulo oo tuulo kaste reero baa daga , shalay bay ahayd markay Cigaal abokor iyo ugaadh cumar dhul isku haysteen , ugaadh cumar ayaan shirkoodii xataa laga maqal cigaal abokor maaha reer Oodweyne maacaada inan yar oo mafrish qaadka lagu ruugo Jaamacad u noqday.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 6:35 pm
by Somalistan
Timo case seriously man? Dude WTF is wrong with you. Bah dhulbahante iyo dhulbahante side iskaga kaa dhex galen? Don't even get me started with raydab Khatumo iyo Khatumo state?(:
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 6:37 pm
by yunis09
Timo case seriously man? Dude WTF is wrong with you. Bah dhulbahante iyo dhulbahante side iskaga kaa dhex galen? Don't even get me started with raydab Khatumo iyo Khatumo state?(:
ha layaabin he is from land down under waxkasta waa upside down from him

Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 9:31 pm
by Xiis1928
Timo case seriously man? Dude WTF is wrong with you. Bah dhulbahante iyo dhulbahante side iskaga kaa dhex galen? Don't even get me started with raydab Khatumo iyo Khatumo state?(:
Somalistan, I am surprised that some HY kids are mixing up bah Dhulbahante and beesha Dhulbahante. Why do they call bah Dhulbahante that ugly nick name "Cabdi M"?
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 9:48 pm
by Siciid85
I know I am not Somalistan but I'll answer this for you. From what I heard it is just some nick the Cismaan brothers use to tease each other since Cabdi
Cismaan was always the loud and rude one of the family. Nothing to do with their nobility though.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 10:01 pm
by Xiis1928
I know I am not Somalistan but I'll answer this for you. From what I heard it is just some nick the Cismaan brothers use to tease each other since Cabdi
Cismaan was always the loud and rude one of the family. Nothing to do with their nobility though.
I will never question the nobility of a reer that are a descendant of Sheekh Isaaq Bin Axmed.
Re: Majestic Oodweyne
Posted: Wed Feb 27, 2013 11:47 pm
by Somalistan
Xiis.it is because Bah Dhulbahante are known as rude and foul mouthed group. I heard rer sugulle ayaa bixiyey.
Example: nin bidaar leh ayaa oodwayne tagay. Kolkaasay dhinac walba intay ka eegeen ku
dhaheen " La iskaga hadhkan wada Wajiga ah, xagee ka Salaanaa"?lol