Postby X.Playa » Thu Feb 28, 2013 9:43 pm
Oo hadaa ma futadaada madow baa la jeclaadaa waa yaabe. Qasab maaha in gaalo la necbaado, gaalo maxaa naga galay isku dal iyo xuduudba ma nihin, ma waxad u ooyaysaa Carab, orod u dagaaln , laakiin gaalo hala naco.. hooyadaa u sheeg taas