Postby kaliil » Tue Mar 12, 2013 12:44 pm
reer Hargeysa waa dad ilbaxa oo dadka way soo dhoweeyaan sidaa darteed ayay Hargeysana caasimad u noqotay magaalooyinka kalena u baaba`een.maagaalada marwalba oo dadku kusii bato dhaqaalaheeda iyo ganacsigeeda ayaa kor u sii kacaya.