Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Hersi Gaab doing Gabay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Hersi Gaab doing Gabay

Postby SecretAgent » Sat Apr 20, 2013 4:49 pm

User avatar
Xiis1928
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1036
Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Xiis1928 » Sat Apr 20, 2013 4:57 pm

Hersi Gaab is the boogeyman for the anti Silanyo crowd.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Rightwing » Sat Apr 20, 2013 7:37 pm

Caawa xafladii Wadani ee Regions park ayaa Abwaan ilka jiir oo buufis ka qaaday jacburkaa Xirsi , intuu Microphone-ka qabsaday Hirsi ka caayey oo yidhi Hirsi gabayga anuu ii tiriyey. Stageka waxaa ugu soo koray nin u hiilinaya Hirsi gaab.....feedh ayaa Ilka-jiir lagu miisay. Xafladiina waxa galay qas.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Khalid Ali » Sat Apr 20, 2013 7:39 pm

Horta kan ilka jiir ma qof madaxa ka buka baa loool

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Rightwing » Sat Apr 20, 2013 7:45 pm

Horta kan ilka jiir ma qof madaxa ka buka baa loool

Haa, dadkeenuna ma yaqaanaan xanuunka schizophrenia. Ninkaa xanuunsanaya ayay ama la murmaan ama wax ka duubaan.

User avatar
Xiis1928
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1036
Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Xiis1928 » Sat Apr 20, 2013 7:47 pm

Caawa xafladii Wadani ee Regions park ayaa Abwaan ilka jiir oo buufis ka qaaday jacburkaa Xirsi , intuu Microphone-ka qabsaday Hirsi ka caayey oo yidhi Hirsi gabayga anuu ii tiriyey. Stageka waxaa ugu soo koray nin u hiilinaya Hirsi gaab.....feedh ayaa Ilka-jiir lagu miisay. Xafladiina waxa galay qas.
Rightwing, is there a video of this scene? As I said before Hersi Gaab is a boogeyman for the anti Silanyo crowd in JSL. There was a Ciidagle suldan who told me once that Hersi Gaab is just nice a kid who does not have that much power within the Silanyo administration.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Rightwing » Sat Apr 20, 2013 7:52 pm

Caawa xafladii Wadani ee Regions park ayaa Abwaan ilka jiir oo buufis ka qaaday jacburkaa Xirsi , intuu Microphone-ka qabsaday Hirsi ka caayey oo yidhi Hirsi gabayga anuu ii tiriyey. Stageka waxaa ugu soo koray nin u hiilinaya Hirsi gaab.....feedh ayaa Ilka-jiir lagu miisay. Xafladiina waxa galay qas.
Rightwing, is there a video of this scene? As I said before Hersi Gaab is a boogeyman for the anti Silanyo crowd in JSL. There was a Ciidagle suldan who told me once that Hersi Gaab is just nice kid who does not have that much power within the Silanyo administration.

Its too early, the incident has happened tonight. However, see below Hirsi jacbur

User avatar
Xiis1928
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1036
Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Xiis1928 » Sat Apr 20, 2013 7:54 pm

Caawa xafladii Wadani ee Regions park ayaa Abwaan ilka jiir oo buufis ka qaaday jacburkaa Xirsi , intuu Microphone-ka qabsaday Hirsi ka caayey oo yidhi Hirsi gabayga anuu ii tiriyey. Stageka waxaa ugu soo koray nin u hiilinaya Hirsi gaab.....feedh ayaa Ilka-jiir lagu miisay. Xafladiina waxa galay qas.
Rightwing, is there a video of this scene? As I said before Hersi Gaab is a boogeyman for the anti Silanyo crowd in JSL. There was a Ciidagle suldan who told me once that Hersi Gaab is just nice kid who does not have that much power within the Silanyo administration.

Its too early, the incident has happened tonight. However, see below Hirsi jacbur

\

Reer Raage :up:

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby NewHargeisaGirl » Sat Apr 20, 2013 8:08 pm

How embarrassing Subahanalla :down:

User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Thuganomics » Tue Apr 23, 2013 10:06 pm

Tix gabaya oo ah Jawaabtii Wasiir Xirsi
By Abwaan Cabdiwelli Yalas

Dada gabay beryahan joojiyoo, daayay tebintiiye
Dabacay-ga waataan ka jaray, dihasha-diisiiye
Ma dareerin oo-waa-yadaa, xidhay dukaankiiye
Markaan se daa i dhaahaa, midbaa igu dirqa yuune.

Xirsiyoow dabuubtaadi gabay, deelki noo yimiye
Duubcad adigu aad soo dirto, gaadh dablaa sidaye
Dayn buu ku qaatiyo gashay, doodi maraysaaye
Balse waan ku diirsay anigu,dogon-se yeelkiiye.

Afartaa sidii ina dubiyo, faarax ma u daadshay
Afar kale sidii dawlisyada, dilig ma raacsiiyay
Damiin looma qariyee runtii, daah muga qaaday
Dayixiyo cirjiidhaha miyaan,daawashada geeyay.

Waa dariiqa keliyan wax badan, kugu dareensiine
Tixdan baan dawaar soomarshoo, kuu dulmarayaaye
bal damaaqa geli waa tan oo, dooxo waad garane
Sawtii nimaan daacad hayn, gaalka laga doortay.

Duub-baa laguu xidhay wasiir, kaa dawayn adiye
Idigoo dalxiisoo ninyoow daadax lagu leeyay
Oo maxadi kaa door-lahayd kula dadaylayso
Mahaboona gabay inaad digtiyo hadle deelqaafe.

Afartaa sidii ina dubiyo, faarax ma u daadshay
Afar kale sidii dawlisyada, dilig ma raacsiiyay
Damiin looma qariyee runtii, daah muga qaaday
Dayixiyo cirjiidhaha miyaan,daawasha geeyay.

Weli diric yarbaad too, hadeer digada dhaafuune
Aan weli macnaa dawlad iyo, baran distoorkeede
Inkastaad dadaalaysid oo, dadan baro dheertay
Dugsiyada waxaa lagu dhigtaa tii dura ee garo e.

Nabsi-baa der-dera maalin-tii doobi buuxsamo e
Daalinkii Sadaam iyo bal daya daaha(1) waxa gaadhay
Bal dir kii fircooni-ga(2) dayaay, debeday seexdaane
Asad Dabaci (3)uu dhalay bal daya, dawgi ka habawye

Afartaa sidii ina dubiyo, faarax ma u daadshay
Afar kale sidii dawlisyada, dilig ma raacsiiyay
Damiin looma qariyee runtii, daah muga qaaday
Dayixiyo cirjiidhaha miyaan,daawasha geeyay.

Dawarsiga wixii gaaladiyo, carab ku deeqaayo
Dekediyo waxaa lagu gataa, guudka doonyaha e
Basmitigii(4) la soo daabulee, duurka lala aaday
Malaa adaa dilaalee ninyow, lama dabooleene.

Danyartii cashuurtay baxshaan, kama dawaysaane
Umaddeeni daad baa la tegay dooxu soo rogo e
Madaxdana gawaadhay dirtaan, kuna dekeeyaane
Foorwiil darayf(5) kaan wadini, wuu dabayshada e.

Afartaa sidii ina dubiyo, faarax ma u daadshay
Afar kale sidii dawlisyada, dilig ma raacsiiyay
Damiin looma qariyee runtii, daah muga qaaday
Dayixiyo cirjiidhaha miyaan,daawasha geeyay.

Ninkii uu adeer dad u dhacee, daaro badan yeesha
Ama darajo beeniyo ku tolo, magacan duugoobin
Garo kuwii daraad laga diraye, dumiyay soomaali
Dariiqay mareen baa hurane, daamur ha ogaado.

In kastoon dunida waa ogee, cidi ku daahaynin
In kastoo ruuxii mawdku dili cidi ka dayraynin
Dantaguud kuwii loodiree, diinta lagu dhaashay
Ayuun baaba dayrada wadoo, daasadaa tuma e.

Afartaa sidii ina dubiyo, faarax ma u daadshay
Afar kale sidii dawlisyada, dilig ma raacsiiyay
Damiin looma qariyee runtii, daah muga qaaday
Dayixiyo cirjiidhaha miyaan,daawasha geeyay.

Markii uu dugaagii shiray, dayo khiyaamaysay
Ayuun bay cadaaladi didoy, goysay dabarkiiye
Dumarkiyo dhalaankii maxaa lagu daqiiqeeyay
Denbi inamadaan gelin miyaan, diirad lagu toogan.

Damdam baan u haystaa darwiish dad-dilaan ahaye
Ma diyaarad baad soo rushayn, diide amar-kaase
Mise Dayday baad odhan qabtoo, doolar baa bixindhe
Waarhoy yay daluun-tii ku dhicin, daalku nagu gaadhay.

1 Qadaafi
2 Masar
3 Suuriya
4 bariis
5 gaadhi (4×4 ah)

User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby HooBariiska » Wed Apr 24, 2013 1:41 am

Guys, i really dunno why u guys are cheering for xirsi gaab, the guy is a coward

User avatar
skywalker25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4594
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby skywalker25 » Wed Apr 24, 2013 5:54 am

Guys, i really dunno why u guys are cheering for xirsi gaab, the guy is a coward
Hirsi is a legend

User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby HooBariiska » Wed Apr 24, 2013 7:00 am

Guys, i really dunno why u guys are cheering for xirsi gaab, the guy is a coward
Hirsi is a legend
You're joking right?

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Hersi Gaab doing Gabay

Postby Rightwing » Wed Apr 24, 2013 8:34 pm

Guys, i really dunno why u guys are cheering for xirsi gaab, the guy is a coward
Hirsi is a legend

I swear to God, you will be avoided to go to JANAH if information confirming that no HJ residents in Janah slipped away from JANAHA angels. :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests