Postby Khalid Ali » Sat May 25, 2013 11:26 am
They should play this gabay from 26 june until first of July this how 26 june should be celebrate
Lixdanki midnimadi la igu siray majarihi beenta
lixdanki aan moogahe aha maxa badu un qaaday
lixdanki mugdgi anu galnay murti bixin wayney
lixdanki masiibadu ii heshay murugu so laabtay
ha u malayn inan mooganahay ti aad na marinaysey
Maalintu mugdiga naga hadhay madax banaanahay
may xorninima qaadanay oo lo mashaxardaye
alla magane somaliland muqadis weyaane eh
This is the reality allow dhowr abwaan cabdi siyaaro