Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Today exactly 25 years ago a day to remember

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Today exactly 25 years ago a day to remember

Postby CaynabaX » Mon May 27, 2013 1:04 pm

When the "Jimco Raac" SNM mujaahideen took over the city Burco after overrunning the faqash overwhelmingly. Killing the former police commander kabtan "Faalso" in custody while Cadceed the commander of the millitairy forces in Burco was killed in battle when the SNM took over the airport of Burco when entering the city this is where the famous "red barrets" were stationed.

Judhii waxay dileen Faalso iyo jeexa kii galaye.
Jungalkiyo bartii baa la dhigay, Jinici duullaane
Jirridii na boobtiyo, Cadceed looma jiidh nixine.


Mujaahid Axmed Mire and Mujaahid Aadan Salebaan "Ma Gubte" were the two leading the troops who entred Burco. The rest of the high ranking commmanders were divided in two units.
QAYBTA 1aad waxaa hogaaminayay Mujaahidiinta kala ah.

1.Muj. Xasan Cali Abokor
2.Muj. Muuse xasan Dhunkaal (Muuse Bidaar)
3.Muj. Ibraahim Jaamac Dhiif (HA LIQIN)
4.Muj. jaamac Digale Ducaale
5.Muj.Maxamed Yusuf

QAYBTA 2aadna waxaa hogaaminayay mujaahidiinta kala ah

1.Muj. Axmed Macalin Haaruun
2.Muj. Maxamed Cali Faarah
3.Muj.Maxamud Maxamed Xandulle ( oo ahaa saraakiishii ugu da,da weyneyd S.N.M, 77kiina gacan wax ka noday)
4.Muj. Cumar maxamed

Ciidankaas S.N.M ee burco galay waxay wateen.

4 Siikaawe
2 beebee
2 Jiib
2 ZUU 23
Iyo 30 gaadhi oo xamuul ah, waxayna wajahayeen ciidamadii gaaska 3aad ee qaybta 26aad ee xooga dalka somalia oo ka koobnaa.

4 Guuto oo Ciidanka dhulka ah.
1 Guuto oo Tankiyo ah ama KAARAYAAL sida aad u taqaanan
2 Guuto oo Madaafiicda Goobta ah
iyo hal urur oo ah hubka wax gumaada ee PMka loo yaqaan.

Ciidankaas S.N.M ee ka soo dhaqaaqay Samatar Axmed waxay xuduuda ka soo galeen meesha la yidhaahdo SIBIDHLEY waxayna soo mareen DHOQOSHEY, marka ay marayaan meesha la yidhaahdo XAYDH DUCATO ayay iska heleen xooga faqash ah lakiin baabuurta loogama degin ee markiiba way kala yaaceen faqashtaasi markii la rasaaseeyay, waxay habeenkii oo dhan soo socdaanba ciidamadii S.N.M waxay dul yimaadeen magaalada burco intaan waagu beryin,halkaas ayayna ku kala qaateen go,aamadii ugu danbeeyay ayna isku kala qaybiyeen.
Markeliya ayay subaxnimadkii 27may 1988,maalin jimce ah ay burco ku waa bariisatay ALLAHU AKBAR iyo sanqadharasaasta
daqiiqado gudahoodna hugunka hubka noocyadiisa kala duwan ayaa burco is wada gaadhay,hadii ay mujaahidiinta S.N.M ahayeen 1200 nina,daqiiqado gudahood ayay burco oo dhami S.N.M ku wada noqotay, ALLAAHU AKBAR, dhalinyaradii hubka ayay wada qaateen oo boobeen, hooyooyinkii quraacda ayay S.N.M la daba ordayaan, islaamihii waaweyna ama ayeeyooyinki
Ciida ayay S.N.M ka daba saydhayaan iyaga oo in ilaahay beleda iyo xabada ka xijaabo iyo inay guulaystaan ilaahay uga baryaaya.
Waxaa cagta la mariyay dhamaan ciidamadii FAQASHTA ee gaaska 3aad ee burco ku sugnaa,waxana la laayay dhamaan saraakiishoodii oo dhanba oo ay ka

mid ahaayeen:
1. gashaanle sare CADCEED oo ahaa hagoomiyihii ciidanka gaaska 3aad
2. Captain maxamed abshir (kabtan faalso)oo ahaa taliya bilayska burco
iyo boqolaal kale oo aynaan halkan ku soo koobi karin,iyo kumanaan ciidamadoodii ahaa,waxayna noqdeen wax dhinta,wax is dhiiba iyo wax yaaca oo oo firdhadkii meelay mareen la waayay.
Jabkii maalintaas Faqash ku dhacay kamay soo kaban,waxayna bilaabeen inay shacabka diyaarado ku duqeeyaan, xabadii maalintaas BURCO ka bilaaban tayna laba sano iyo badh gudahood ayay SOMALIA oo dhan ku wada gaadhay,xukunkii siyad barrena ku soo afjar tay, waxayna sheekadu ku danbaysey maansadii Hadraawi ee DAALALEY.
Some pictures of that day

Image

Image

Image

Image

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8450
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Today exactly 25 years ago a day to remember

Postby hargaysaay » Mon May 27, 2013 1:18 pm

the day that made the agreement between siyaad and mingustu a laughing joke. old man siyaad barre was chilling in Adis Ababa thinking all his problems were solved when he got informed the breaking news that the second biggest city in the nations north has completely fallen into the hands of snm, i wish to see the facial expression on his face at the moment of recieving the unpleasent news. :D

User avatar
Ina-Geel_Wase
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 855
Joined: Thu Sep 07, 2006 2:19 am
Location: God Save The Queen.

Re: Today exactly 25 years ago a day to remember

Postby Ina-Geel_Wase » Mon May 27, 2013 1:20 pm

the day SNM Heroes came home with all their guns blazing :dj:

User avatar
CaliBurco
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Tue Apr 10, 2012 1:36 pm

Re: Today exactly 25 years ago a day to remember

Postby CaliBurco » Mon May 27, 2013 1:28 pm

We counted on our men to free us while those who supported the faqash are now waiting on troops from Sierra Leone to free them.

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3327
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Today exactly 25 years ago a day to remember

Postby MarsinQorahay » Mon May 27, 2013 2:37 pm

We counted on our men to free us while those who supported the faqash are now waiting on troops from Sierra Leone to free them.
Are there idoors in Jubaland? :ohhh: :pacspit:

User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15168
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Today exactly 25 years ago a day to remember

Postby ZubeirAwal » Mon May 27, 2013 3:47 pm

The realest somali rebellion with the best outcome.

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Today exactly 25 years ago a day to remember

Postby Keyse_0208 » Tue May 28, 2013 9:14 am

i remember that day so well as if was shalayto. Maalintaa waxaan joogay hodan qaylo, halkaasoo aan Kabadh yar ku lahaan jirey :wow: madfac baa ku dhacay kabadhkaygii markaa intaan ka cararey baan wadada ina jabiye iyo dhinacaa airportka ka baxay, ka bacdi garadag baan iska degoo tu yaroo biciida ah baan iska guursadey si aan dhibaatadii dhacday aan u ilaawo :troll:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests