Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Tue Mar 11, 2014 6:31 pm

Halkan waxaan ku qaadaa dhigaynaa, waxqabadkii xukuumadda Kulmiye 2010 - 2015 In shaa allah.

Sababta topic-gan aan u furay waa si loo darso wixii xukuumadda Kulmiye qabatay intay talada dalka haysay. Thread-kan waxaa ilaa hadda qabsoomay oo Sawirro iyo qoraal is dhinac socda ah.

Aan ku horrayno balanqaadkii xukuumada Kulmiye kusoo gashay ololaha wax yaabihii qabsoomay:

1. Wax barashada dugsiyada oo bilaash laga dhigay, dusgi dhexe ilaa dugsi sare Image

2. Badalaada lacagtii giimbaarta ahayd ee gobolada bariga Image

3. Kordhinta Mushaharka shaqaalaha dawladda Image

4. Soo daabacaada lacag cusub noodh cusub ah oo ka kooban Sl5000 iyo Sl1000 Image

5. Kordhinta mushaharka ciidanka sida, Booliska, Military-ga, ciidanka wadooyinka, ciidanka badda, iwm Image

6. Hir gelinta iyo furida xisbiyo cusub oo siyaasadeed Image

7. Qabashada doorashada gola-yaasha deegaanka Image

8. Darajo u samaynta ciidamada qaranka markii u horaysay tan iyo intii la aas aasay Image

9. Samaynta guddi madax banaan oo la dagaalanta musuq maasuqa Image

10. Dhaqaalaha miisaaniyada oo ay la wareegtay isagoo $40 million ah halka ay kor usoo qaaday oo uu maanta caga cagaynayo $200 million Image


Arrimaha kale ee ay Xukuumadda Kulmiye qabatay waxa ka mid ah:


- Isku xidhka shirkadaha is gaadhsiinta

- Baabi'inta kootadii shirkadda shidaalka keenta ee TOTAL

- Horu-marinta iyo balaadhinta TV-ga qaranka oo laga daawado maanta dunida oo dhan

- Hir gelinta tartan sanadle ah oo musaaqabada quraanka ah, jaa'iso fiicana lagu helo.


Xagga wax ka qabashada baahiyaha aasaasiga ah:

- Dib u dhiska madaarada dalka, sida Berbera, Hargeisa, Burco iyo Borama

- Qodista ceelal cusub oo loo hir geliyay tuulooyinka hoos yimaada gobolada dalka:

Gobolka Saaxil:-
-Bixin-duule
-Laalays
-Laas ciidle
iwm

Gobolka Togdheer:-
-Qoryaale
-Kaba-dheere
-Xaaji Saalax
iwm

Iyo Gobolada kale ee dalka Bariga iyo Galbeedkaba.

Horu-marinta waddooyina:

- Dib u dayactirka waddooyinka hal bawlaha u ah qaranka sida, Wadada isku xidha Hargeisa iyo Berbera iyo Berbera ilaa Burco
Image

Image
Image
Image
Image

- Hir gelinta waddo laami ah Kalabaydh ilaa Wajaale

Image

- Hir gelinta waddo laami ah Borama ilaa Dilla

Image

- Hir gelinta waddo laami ah Gabiley ilaa Dilla (dhismihii weli wuu socdaa)
- Hirgelinta waddo laami ah Borama ilaa Lawya-caddo (Dhismihii weli wuu socdaa)

Dhismaha wadada isku xidhaysa Burco ilaa Ceerigaabo:
Qalabka qalabkii badh ayaa dalka soo gaadhay waxaana lagu wadaa inuu dhawaan madaxweynuhu soo dhagax dhigo hawshuna bilaabanto:

Image
Image
Image
Image

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Tue Mar 11, 2014 6:47 pm

Dhismaha wasaaradaha dalka:

Xukuumada kulmiye waxay gacan weyn ka gaysatay horumrinta iyo dhisidda xarumaha dawladda.

Wasaaradda Gaashaan-dhigga

Image

Wasaaradda Qorshaynta qaranka

Image

Wasaaradda Caafimaadka

Image

Wasaaradda Ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska

Image

Wasaaradda khayraadka badda

Image

Wasaaradda Arrimaha dibadda


Image

Xafiiska laanta socdaalka

Image

Wasaaradda duulista iyo hawada u/c

Image

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Tue Mar 11, 2014 6:49 pm

Waxaa kaloo iminka dhismaheedu socdaa:

- Wasaaradda xannaanada xoolaha
- Wasaarada arrimaha gudaha
- Xarunta taliska ciidanka booliska
- Xarunta military-ga qaranka

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Tue Mar 11, 2014 6:51 pm

Image

Image

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Tue Mar 11, 2014 6:54 pm

Horumarinta jidadka Somaliland video documentary


User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby Thuganomics » Tue Mar 11, 2014 6:58 pm

Northwind,maxaad noo reebtey markaa.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Tue Mar 11, 2014 7:00 pm

Northwind,maxaad noo reebtey markaa.
LOL sxb wax qabadku intan uun maaha ee adna wax soo raadi. :)

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Tue Mar 11, 2014 7:42 pm

Ka hawl galista soo saarka khayraadka dalka

Wasiirka khayraadka oo Dubai kula kulmay afar shirkadood oo weeyn oo ka hawl-galaya hawshii sahaminta shidaalka
- Genel energy
- Rak Gas
- DNO
- Ansan

[youtube]tl_tt7tnhMg#t=43[/youtube]

User avatar
Xiis1928
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1036
Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby Xiis1928 » Tue Mar 11, 2014 9:11 pm

Mansh'Allah President Silanyo and Xisbiga Kulmiye. :blessed:

UDUB's last national budget was $47 million in 2010. Kulmiye's last budget in 2014 is $212 million. Shame on you adeer Cawil. At least my adeer Cawil is supporting Kulmiye in the 2015 elections. Adeer Cawil believes in country first.

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby X.Playa » Wed Mar 12, 2014 12:24 am

Thats the reason we fought hard to get rid off udub and its tribal supporters, the battle was hard but we won all of udub supporters are in hiding now even those from this very forum.

Where are they now, siciid, yawle and co?

binunour
Posts: 2
Joined: Wed Mar 12, 2014 5:51 am

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby binunour » Wed Mar 12, 2014 6:08 am

Masha'lah Waa waxqabad fiican marka si guud loo eego, waana wax runtii la soo dhaweeyo

Nin xildhibaan ahaa oo aan maalin dhawayd dhagaysanayay waxa uu idhi "Dhismo dhul iyo dhamaystirka baahiyaha bulshada soomaaliya waxay ay meeshii ugu saraysay gaadhay wakhtigii uu joogay kaligii taliyihii siyaad barre, somaliland haday 10 sano sii jirto gaadhi mayso meeshii ay soomaaliya wakhtigaasi gaadhay, ujeedada aan uga danbleehay waxay tahay In wax la dhiso iyo in dad la dhiso iyamaa muhiiimsan ? ? ?? /

waan aragnaa dawladan madaxwayne siilaanyo inay muhiimada saarayso dhismaha dhulka iyo smaaynta shaqooyine

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby KingWaslawi » Wed Mar 12, 2014 7:08 am

Dhismaha iyo balaadhinta airport-ka Hargeysa

Image
Image
Image
Image
Image
Image

Dhismaha terminalka cusub ee Berbera oo geba gebo ku dhow

Image
Image
Image
Image
Image

Dhismaha airport-ka Burco oo meel wanaagsan maraaya

Image
Image
Image
Image
Image

User avatar
Meyle
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3519
Joined: Tue Aug 28, 2012 3:36 pm

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby Meyle » Wed Mar 12, 2014 10:32 am

Dowladu wax badan way qabatay, wax intaa ka sii badan baa u hadhsan. The same goes for dowladaha soo socda.

Somaliland has to be elevated from qabyaalad, corruption, economical inequalities and we need civilians & politicians that always work for the greater good of our country.

I think we're on our way.


Guul Somaliland. :sland:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby hargaysaay » Wed Mar 12, 2014 11:50 am

Great , but we can do better .

User avatar
Meyle
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3519
Joined: Tue Aug 28, 2012 3:36 pm

Re: Wax-qabadkii Kulmiye 2010-2015 Thread.

Postby Meyle » Wed Mar 12, 2014 8:30 pm

Horumarinta jidadka Somaliland video documentary

:ehh:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 20 guests