Page 4 of 4

Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video

Posted: Wed May 21, 2014 11:18 am
by DR-YALAXOOW
Awdal xaq ayey u leedahay inay ka Go*aan maamulka Somaliland. qabiil waliba oo somaliyeed waa u xur inuu aayahiisa ka taliyo.. haddii Hargeysa lagu qasbi waayey inaysan xamar ka Goosan bal maxaa u diidaya in AWdal ay iyaguna ka goostaan HARGEYSA..

Good luck to you Awdal brother.. haddii aad u baahataan ciidan Abgaal oo isaaqa idinka celiya waa idiin soo direynaa inshalah... dekada warsheekh ayaaa markab ciidan buuxa ka soo dareynaa markabkaas wuxuu dhawaan ku soo xiranayaa dekada ZAYLAC ee ka dirsan Jamhuriyada Awdal-land. ka dibna xuduudaha Awdal-land ayaa difaac ka galeynaaa. Somaliland waa inay ixtiraamtaa GOOSASHADA jamhuuriyada AWDAL-LAND.

Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video

Posted: Wed May 21, 2014 11:23 am
by Xildiiid
Lmao nin la haysto oo leh ciidan baan soo direyna. Go and liberate your land first.

Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video

Posted: Wed May 21, 2014 11:31 am
by DR-YALAXOOW
Lmao nin la haysto oo leh ciidan baan soo direyna. Go and liberate your land first.
xildiid sxb ciidamada Afrikaanka somalia jooga nama heeystaan kaliya waa our Brothers naga caawinaya la dagaalanka Argagaxisada al shabaab.. our brother UNISOM anagaa martiqaadnay .
waad la socotaa NIGERIA inay maanta caawin weydiisatay dhamaan wadamada aduunka sidii looga hortagi lahaa BOKO HARAM.. marka ceeb maaha in AMISOM ay naga caawiyaan la dagaalanka kooxda ARGAGAXISADA EE UU hogaamiyo.
hargeysalander NIQAAB WEARING FREAK AXMED GODANE..

sxb REER BOORAME xaq ayey u leeyihiin inay diidaan maamulka Hargeysa...

Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video

Posted: Wed May 21, 2014 11:36 am
by TheblueNwhite
Abgaal waa dad shaqeysta, lacag jecel marka dagaal iyo faataadhugtaas kuma jiraan.

Re: People of Borama discuss their opinions on 18 May -video

Posted: Wed May 21, 2014 11:49 am

:pac: