Moderator: Moderators
Dhibaato kale ma jirtee siyaasadayadu waa saca dil wayshu haku quusatee. dad badan oo kalaa usoo hanqal taagaya inay isku tijaabiyaan ciidanka qaranka dadkaas oo cali bile role model u yahay. waxaanu doonaynaa inaanay dadkyagu si fudud isaga dhaadhicin inay ciidanka qaranka jebin karaan oo dabadeed waxay doonaan samayn karaan. cali bile oo cidhiidhi la geliyaa waxay yaraynaysaa in cid kale jabhadayn isku daydo maadaamay arkaan isha cali ka laalaada.Wale hadad dadka madaxdiisa iyo maatadiisa ugaarsatan , idinkana wa laydunku soo maqanyahay , Dhulbahante wa inay hal beegsadan odayaasha madaxa ka jiran oo cimrigoodi ceebta ku dhamaystay Siilanyo , Waraabe , Warancade iwm.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 9 guests