Waxay ila lagu kalsoon yahay sheegayaan in xisbiga ucid qasan yahay ama muraan ku jiro; muraankas oo ku saabsan dhanka hugaanka xisbiga iyo cidaa tartanka madaxtooyada doorashada soo socota ugaa qayb geliysa Ucid. Qilaafkani wuxu uu dhexeeya Gudoomiyaha xisbiga ee Faysal Ali iyo Jamal Ali xuseen.
Su'aashu waxay tahay haduuba jiro qilaafku tolay xal malagaa gaadhayaa mise wuxu noqondoonaa mid xisbigaa mar kale burburiyaa oo laba garaab uu kala jebiyaa sidii hore ugu dhacday xisbigaa?
Sido kale hadiiba ay dhacdo oo faysal xisbiga uu xoog sheegto tolay Siyaasiga dhaliinta yar ee Jamal Xuseen xisbigee ku biirdoonaa oo xoojin dooonaa ma Wadani mise Kulmiye. sido kale hadii baa ay dhacdo oo xisbiga ucid burburo tolay laba xisbi ee kale iyamaa doorasha ku guulaysan doona. Taasu waxay ila tahay waxa guulaysan doonaa cidaa jamal markaa ku biiro.
Ilmaadeerayaal ariintanu yaaay idinka xaanaajin waxan ku cabirayaa oo qudhaa fekerkaygaa, mar walbaa wan soo dhoweeyaa fekerka caafimaadka qabaa.
Wan idin salaamayaa dhamaantiin xeerta forumka Somaliland politics





