Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

historical video- Soo jeedintii Ahmed Silanyo May 1991

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

historical video- Soo jeedintii Ahmed Silanyo May 1991

Postby KingWaslawi » Wed Nov 19, 2014 5:25 pm

Soo jeedtintii Siilaanyo ee ahaa in C/raxman Tuur AHUN loo daarto madaxweynihii ugu horreeyay ee Somaliland May 1991 Burco



User avatar
SayyidUmar
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 994
Joined: Wed Aug 13, 2014 5:56 pm
Location: All things being equal,

Re: historical video- Soo jeedintii Ahmed Silanyo May 1991

Postby SayyidUmar » Wed Nov 19, 2014 5:38 pm

thats history, he can barely make a speech nowaday.lol

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: historical video- Soo jeedintii Ahmed Silanyo May 1991

Postby KingWaslawi » Wed Nov 19, 2014 6:04 pm

Fiidyawgan waa taariikh kayd-san, maalintii dhawayd C/raxmaan cirro wuxuu booqday gurigaa lagaga dhawaaqay madax-bannaanida qaranka maanta dhisan ee Somaliland. Ka dibna cirro intuu is dhex taagay ayuu haddalo aan wax macnaa samaynayn ku hadlay, isagoo yidhi waan dayac tirayaa gurigan haddaad codka i siisaan, waxa la yaab ah cirro maba oga taariikhda gurigaa iyo sababta ilaa iminka loo dayac tiri waayay. 1991 markii shirku furmaayay Burco waxa laga waayay hal guri oo nabad qaba oo ka bad-baaday duqayntii si isla markaana lagu qabto shirka, haddaba markii hal guri la waayay aakhirkii guriga kaliya ee la helay isla markaana loogu qaatay wuxuu ahaa kaas shirka lagu qabtay, shirkii ka dib ayaa waxa go'aan lagu gaadhay in gurigani uu waligii sidaa maanta yahay ahaado oo aan la dhisin, waxna laga badali karin, ahaadana muraayad laga dheehdo taariikhda, in gurigani ahaa maalintaa guriga kaliya ee shir lagu qaban karaayay 1991 inta kale oo dhanna magaaladu ay burbur sanayd, isla markaana jiilba jiilka ka danbeeyaa taariikhda kasii dhaxlo.

Haddaba waxa wax lagu qoslo ah marka cirro aan waxba ka ogayn sababta gurigaa loo dayac tiri waayay iyo waliba wixii shirka lagu go'aamiyay isla markaana isagu 1991-kii Finland qaxoonti isaga dhiibay oo dalkaba dhoof kaga maqnaa, inuu maanta olole ka raadiyo gurigaa taariikhda dahabka ah leh.

User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: historical video- Soo jeedintii Ahmed Silanyo May 1991

Postby waraabe251 » Thu Nov 20, 2014 5:40 am

thats history, he can barely make a speech nowaday.lol
Calaacal Yonis


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests