[youtube]<iframe width="560" height="315" src="//www.youtube.com/embed/RWtjHRvmPXs" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>[/youtube]
Someone post this video jawaan and Sooraan are hilarious
Moderator: Moderators

Waxaan caawa uu soo gole fadhistay caambaaraynta ninka isku magaacabay Twist oo si beelaysan been iyo eedayn an Sal iyo Raad toona lahayn iga sheegay. Waaxan an dusha kaga tuuraya caambaarayn cambaaraysan oo aan ku caamabaraynayo isaga iyo wixi la fiikar ah ba, Dawr qodobna waan ka oodhanya. Wa kow, Caambaareynta uu ii soo jeediyay ee ah in aan Siyaasi Jamaal Cali Xuseen si dadban uu caambaareyey aniga iyo xisbiga aan tageersanahay iyo beesha aan ka soo jeedo iyo weliba beesha uu laftigiisu ka soo jeedo waanu caambaaraynayna. Ta labaad, hadi aan garanwayey sida video-ga loo post-gareeyo, ma inaad ii toosisid ba mise wa cay, aflagooda iyo wareer cad, talabada aad kaadayna caambaareyn labaad iga gudoon.cadaani, waxaan kugu cambaaraynayaa, in aad si dadban u cambaaraynaysid mudane Jamaal Cali Xuseen, adigoo weliba ku cambaaraysan in aadan aqoon u lahayn sida video-ga loo soo post-gareeyo. Waxaad tahay qof si aad iyo aad u cambaaraysan. Cambaar fowqal cambaar!


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests