Aan kula yara kaftamee,
Nin Reer Caynanshe ah oo reer magaal ah ada igu horeeya,rag 'tolayeey' leh oo laabtooda madowaday siday uu garaacayeen uun baan idinka yiqiinay lol.
Halka ka wad aqoonyahan baa tahay'ee, dhismaha Burco ka qayb gal oo wax ku soo kordhi, magaalada wax ku yeesha hal fooq keliya bay reer Caynaashe ku leeyihin magaalada.




