Page 1 of 1

Qoryaale road to balidhiig qadhanka hala kicina !!

Posted: Wed Dec 24, 2014 12:38 pm
by theyuusuf143
Waryaadha reer togdheer ogaysiis waxa la bilaabay wado laamiga burco to laascaanood ka leexanaysa oo ugu horayn qoryaale tegaysa kadibna warcibraan, taala buur shanshacade dhulkaas oo dhan maraysa ilaa xarunta mujaahidiinta ballidhiig (excuse my faan!) laga gaadhayo. face one ku waa 4 km oo meelaha jeexyada ah buundooyinka qoryale ka sokeeya la hor dhisayo. Face two waxa booqasho inoogu imanaya xildhibaanada beesha oo uu weheliyo Engineer faarax ninka biriishka labaaad ee burco dhisay .

Car bal waa ninka aan wax ku darsan wir waa ninka marka laynoo yimaaado dhuunta ee la waayo :lol: Intiina fursad u hesha inay xirsi gaab oo cali mareexaan gelbinayo aragta kolayba isagoo futo gaaban buu maalin dhow kaambayn inala soo gelayaaye ka bisleeya 5 km oo billahi calaykum bun yaan laga dhimine aynu ku dirqino maantaynu ka adagnahay oo kuraastoodu sii dhacaysaaye.


[youtube]55gM2OAPiW0&[/youtube]

Re: Qoryaale road to balidhiig qadhanka hala kicina !!

Posted: Wed Dec 24, 2014 6:33 pm
by Togdeer
There is talks about building a road from Hawd to Burco. 'Wadada Hawdka'. The talks have began for phase 1 which would start at Dhagax Deer, and go to Jamac Qabar via Doqoshey.
Well done to reer Quryaale. :sland: :up: