Siduu siilanyo wadanka u qabsadayba HJ hargeisa intay buux dhaafiyeen ayay hadana forums nooga daba yimadeen
loool gulaid. weliba waa sidaasoo aanay axmed faarax iyo muuse abokorba ay maqanyihiin ama aanay aad ugu badnayn halkan. waxa yimaada solomadaw, aadan madoobe iyo reer daahir oo ah laangaab marka la barbar dhigo qolyahaan xaga hore ku xusay.
@khaalid
cid alaale cidii habarjeclo reer hawd ah ee soo dalbata in la qarameeyo haku darin ilaa aad nala tashato intayada deegaankaas ka yimi. si aanu kuula hubino shakhsigaas isaga ah. waad ogtahoo anba maan soo dalban meeluu ipg kuyaalna maan aqoon. anoon ogaynbaad ii yeedheen sidaas si lamida qofkasta waa in observation lagu sameeyaq kahor intaan la dooran.
candidates ku waa inay buuxiyaan shuruudahan kahor intaan la qaadan.
1. ixtiraam midnimada iyo wadajirka isaaq oo habraha iidoor midna ha aflagaadayn inkastoo ay kuu banaantahay inaad tolka la kaftanto oo aad si bilaa turxaana u tuujin karto habartaad doonto adigoon ku talax tegayn !
2. ku dhaado somaliland xitaa hadii aanad aaminsanayn qadiyada loo badanyahay ee gooni isu taaga dalkeena Somaliland.
3. ka qayb qaado wax kastoo lagu buunbuuninayo somaliland. haday tahay wadajir, awood dawladeed dhaqaale dhaqan iyo waxyaabaha kale ee kor loogu qaadayo sumcada dalkeena.
4. muhiim maaha laakiin si xun u karbaash cid kastoo il xun ku eegta dalkeena ama beesheena barakaysan adigoon aad ugu tiiqtiiqsanayn hadaanay edeb darnayn.
5. be a clan strategist somalidu inooma wada sina qaar soo dhawayso, qaar ixtiraam, qaar kolba siday inoola dhaqmaan si lamida ula dhaqan depending on their clan or region.