Moderator: Moderators




They can go fuck themselves and the same goes for Somaliland.Selebaan gaal and Siilaanyo will never allow Salamdow to do a hunt on the Dhulos like in the 1980s


They can go fuck themselves and the same goes for Somaliland.Selebaan gaal and Siilaanyo will never allow Salamdow to do a hunt on the Dhulos like in the 1980s
Laba kala saar, qaabil iyo qaran, sheekadu haday qaabil noqoto xaq wa uu le yihin inay yidhaahdan dhulkayagi ban so ceshaneyna, qabilna qabil kale ma gumeysan karo. Hadi qaran la yahay , suaasha mesha ku jirta waxa weyan dhulbahante SL xaqodi maka helen? And the answer is no, meshi waxa sow wada fadhistay isaaq. Lkn qaabil iyo qaran wax is raaci kara maha sxb. Marka what do u expect them to do? Rally behind isaaq project? Anigu waxan kugu la talin laha qaranka uu hili because qaabilku wa wax si sarafima ila marka dambe labo walalo ah iskaga hor isku dilan , the end is always disaster@ Slick44
wixii Xaaraamo cune lakala qaaday dhul iyo geel isu celis maleh. kalshaale wuxu kamidyahay buffer zone ka u dhexeeya degmada buuhoodle iyo degmada qorilugud. yagu tuulooyin cusubay ka samaysteen qaybtoodii inagana laynooma ogola waxaasi ma cadaaladbaa. 25 sano ee u danbeeyey 100 tuulay dhisteen oo dhamaantood buuhoodle kasokeeya xitaa ceegaag oo ay 2006 dhisteen ayuu silanyo degmo gobolka saraar ee caynabo hoos tagta uga dhigay. maxaa dhuloos saraar kusoo celiyey ? bal arag sida fudud ee ay doonayaan inay ku hantaan dhul markii hore kumaankun nafood inooga baxeen.
marka dacwad laga gudbiyana intay somaliland soo dhaqdhaqaajiyaan ayey hadhawna macaal ciidanka qaranka peacekeebers ah habeen kasta soo weeraraan. yaga isaaq waa u isaaq uun ama shaadh habarjeclo sido ama ku dawladeed sido. imika sida yuhuuday odayadoodiina hargeisa hoosaasin u joogaan inamadoodii iyo jabhada kastuumana dagaal u wadaan. waa munaafaqad ay caado ka dhigteen.inakoo habarjeclo ah oo sebenkan joogna dhuloos dhul xoog hakugula dhuuqo taariikhda markii u horaysay waa ceeb isaaq oo dhan u taal.
hadhaw justification inoma noqon doonto ictiraaf kiibaanu kalshaale ku daynay ama reer buuhoodlaanu somaliland u maslaxaynay. somaliland waa qabaa,il qabiilna xaq looguma leh in la yidhaa dhulkaaga kataansul qolo hebla nabada ha qaadatee. imika kahor anagaa nabada lanaga baryi jiray bal arag sida ictiraafku inoo dhawawalay. adeer jamhuuriyada ilaahay baa ictiraaf u haya laakiin anagu daarood dhul uga durki mayno.
Lol salaan qaali ah oo shafka iyo wadnaha ka timi bal iga gudoonSlick lol yana gacanta ka goynin, si rasmi ah inoo salaan.



Miskin yar bad tahay wax ruunta ku sheega ayad wayday. Malin cad aya 8 niin oo solomadow dhulka la dhigay by 3 buhoodle boys? Wtf did u do? Nothing sidii islan goblan ah ayad baroor bilawday markasad baraagihi halka ku astaay, silanyo was asleep maxad ka blame gareynaysa xukumada? Lol u ain't shiit without us reer dahir sxb and if it wasn't for us u would've been wiped off the map. Everyday sidii ugaad aya lagu ugaadhsansaya markasad rabta halkan inad libaax dadka isaga dhigtiid. Excuses kulaha we can't fight back because silanyo said dont do it loool hadad been shegeeysid waxa la sheega mid ruun uu yara eeg. Ila manta ku tudhayay an islaha miskin ka haku foogan, waxad tihin reerka kaliya ee hj manta ceebayay when it comes to war. Mel naga fadhiso lax yahay wareersanSlick,
Dhulka ay soo ceshaneyaan waa dhulkee?
Qaran baad ka hadleysa, markaasad hadana na leedahay qabiil hebel xaqiisi ma ka helay Somaliland. Caqligu ma futaduu kaaga jiraa?
Isaaq project (Waa khayaaligii ay ku hadli jireen). Qabiilo Isaaqa oo aan waxba la siin, deegaamadooduna wax horumar ah haba yaraatee hal mashruuc loogu deeqin ayaa jira. Maxaad markaa ku cadeyneysaa inay Somaliland tahay "Isaaq project".
Ta labaad, Somaliland waa qaran 26 June, 1960 gobanimadiisi qaatay. Ama Isaaq ku sheeg, ama diinta hooyadaa ku sheeg. Waa qaran jira, waanu jiri doona.
Faqashkaad ka dhalatay iyo Kudaafada siyaasiyiinta isku sheegeya ee Hargeysa fadhiya wadanka waa laga sifeyn doonaa.



Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests