Moderator: Moderators
Dimoqradiyad aan xarago iyo ilbaxnimo toona lahayn, laakin Cali Guray waa rageediWaxasa dimuqradiyada!

Sii dimoqraadiyad leh oo xeer calaami ah baa Cali Khaliif Saaxdheer lagu doortay, Universal live coverage aduun weynaha laga dhawaaday thank you very much.Lol idinku fahmi maysan dimuqradiyada ee bal uu kadi, meshu maha buhoodle
Camal Hee Haw lee waaye nooh.dinaahdo= daacasho?
Camal Hee Haw lee waaye nooh.dinaahdo= daacasho?
Lool dimuqradiyad geed hosti ka dhacda lama arag ee mesha ciyarta ka dhaa fadlan @bella bal xaga iga durug mesha ha igu cidhiidyineeSii dimoqraadiyad leh oo xeer calaami ah baa Cali Khaliif Saaxdheer lagu doortay, Universal live coverage aduun weynaha laga dhawaaday thank you very much.Lol idinku fahmi maysan dimuqradiyada ee bal uu kadi, meshu maha buhoodle
![]()

Lol mar khatumo , mar Ssc , mar G11 xita khatumo aya uu kala baxda khatumo1 iyo khatumo2 lol anaga marba magac iyo shad cusub hano keenina ee dadkina somaliland dhinac ka raacaSlick lol jooji baaska aad la cararaysid, Khaatumo aqoonsi uma baahna
Haye lol @bella anagu xisbiga talaada haya an ku biirnoSlick44,
Don't derail my thread![]()

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 10 guests