Moderator: Moderators


haa berigii hore marka odaygu seexdo ayey xirsi iyo aamina wax kala bedeli jireen daakiraada markuu odaygu tukanayana saxeexay kaga dhufsan jireen. hada arintaasi sidii berigii hore maaha waxay u muuqataa in aamina xirsi gaab iska fogeysay waxad ku garanaysaa farta labadii dicreeto ee danbe uma eka fartii xirsi gaab lagu yaqaanay. islaantu waa kacsan tahay wasaaradii maaliyadana saaxiibadeed bay tidhi hagbad ku gal maantana gudoomiyihii baankay eriday, budget deficit baynu gelaynaa iga wala hadaan ilaahay inoo sakhirin. waxan ka baqayaa inay cali xoor xoor iyo xirsina seeftu qaado hadaanay marwada samca wadaaca ula shaqayn.Horta waxan maqlay isku shandayntan waxa ka dambeysa amina waris



its very simple his party kulmiye will refill that position with one of their reserved members who failed to win last gebiley city council elections. then the council will elect new mayor .^^I agree they're all just there to appease every clan and waste the small government budget we have.
Shucayb the former Gabiley mayor was made a minister now, so how will the new mayor be chosen? Through the local council?



Both Habar Jeclowaa qoloma the new central bank governor Mr.Abdillahi H. Jama Ali?
& also the agriculture minister Mr.Mohammed Aw Dahir Ibrahim?

alright! what sub-clans apti?? & who was former bank chief?Both Habar Jeclowaa qoloma the new central bank governor Mr.Abdillahi H. Jama Ali?
& also the agriculture minister Mr.Mohammed Aw Dahir Ibrahim?
*sh!ts, just tough*

Looolalright! what sub-clans apti?? & who was former bank chief?Both Habar Jeclowaa qoloma the new central bank governor Mr.Abdillahi H. Jama Ali?
& also the agriculture minister Mr.Mohammed Aw Dahir Ibrahim?
*sh!ts, just tough*
Lool islaantu cidna uma joojiso, saqdii dhexe xafiska iska furata markay odayga seexiso, sida wax lo wado anagu waxba ka fahmi mayne ilahay ha saahlo ayanu leenahayhaa berigii hore marka odaygu seexdo ayey xirsi iyo aamina wax kala bedeli jireen daakiraada markuu odaygu tukanayana saxeexay kaga dhufsan jireen. hada arintaasi sidii berigii hore maaha waxay u muuqataa in aamina xirsi gaab iska fogeysay waxad ku garanaysaa farta labadii dicreeto ee danbe uma eka fartii xirsi gaab lagu yaqaanay. islaantu waa kacsan tahay wasaaradii maaliyadana saaxiibadeed bay tidhi hagbad ku gal maantana gudoomiyihii baankay eriday, budget deficit baynu gelaynaa iga wala hadaan ilaahay inoo sakhirin. waxan ka baqayaa inay cali xoor xoor iyo xirsina seeftu qaado hadaanay marwada samca wadaaca ula shaqayn.Horta waxan maqlay isku shandayntan waxa ka dambeysa amina waris

apti, giidar baad doonaysa inaad ii dhiibtay adigu aah kaluun iyo baradhoLooolalright! what sub-clans apti?? & who was former bank chief?
Both Habar Jeclo
*sh!ts, just tough*
I'm pulling your leg. I haven't got the foggiest on what their tribes are?

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests