Moderator: Moderators



The question is what's 15 for you?In isaaq that is? In terms of land and population of course . But I don't think in terms of influence . They are the least effective and often marginalized. This question is answer to someone questions.

Waar joog, siyasad iyo taarikh kala saarGugundhabo dad isku xiran ma aha. Harar ilaa Moyaale way degaan, xata qaar ayaa af Maay ku hadla aan maqlay...Xawaadle intuu noolaa Hawiye woo ahaan jiray, kolay sheekada Darood aad wadaa aduguna
Xaskul ma yaro bro. Waxay deeris layihin Ciisaha iyo Babille Oromo. Qarkood Af Oromo weey ku hadlan. Garre sidad Maqashe wa labo juufo, midka asalka wa Tuuf Gardhere Samaale. Quranyow waxay wada dhaashen Biyomal laakin beeri hoore way xidid la noqden Tuuf marku odeeyga Tuuf gabadhisa guursade awoowgoda. Hubeer wa Samaale asal, xata Raxanweynta qeeyb badan waa Darood mise Dir. Geekimari waad maqashe wan qiyasaya. Tuusal ahan, Hadamo waxa ku jiiro Darood badan. Digilka iska daaf, isku af ba maaha kuligood. Jiido, Tunni, Dabarre Af khas wey leyihin. Dhibka jiiro waa 4.5, anigaa waxan Aminsanahay hada wax la qeybsanayo halaku qeybsado Samaale iyo Waa Samalowe si walalehena magacooda udhuumin.Xaskul hal hal qof ayaa ka hartay, Xabashidaa baaba'shay![]()
Horta Garre maxaa liisks Digil loogu daray...intaan ogaa weligood Raxanwayn kumaanay abtirsan jirinee..Hubeerta isla sida reer Samaale waaye in qolooyinkaas kale lagu daro waa gef
Bagadi aqoon uma lihi laakin waxan maqle wa dad midhib fuuran sida Galadi. Galadi waxan maqle iney yiihin asalkoda Carab, jawabtas waxa bixino kaaro Shirib.Bagadi kuwa la dhaho ka waran na? Waxaa la yiri Sh hoose inkabadan 35 qabiil ayaa degasee kula tahay

There are some hawiyes the settle with us in iimay. I am from there.Bagadi aqoon uma lihi laakin waxan maqle wa dad midhib fuuran sida Galadi. Galadi waxan maqle iney yiihin asalkoda Carab, jawabtas waxa bixino kaaro Shirib.Bagadi kuwa la dhaho ka waran na? Waxaa la yiri Sh hoose inkabadan 35 qabiil ayaa degasee kula tahay
Marques, suual waan ku haaya, niin Maxamed Xassan ow Itoobiya kala yaqano wuxu iku yiri Karanlaha deego Imeey ila Qalafo qaar waxay isguursaden Reer Barre iyo isbaheysi weey nooqden, warkas ma wax ba ka jiiro?

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests