Page 1 of 1

Very good citizen welldone kid !

Posted: Sat Mar 21, 2015 11:32 am
by theyuusuf143
maayirka berbera wuxu inankan yar u balan qaaday in dawlada hoose kafaalo qaadayso kharashka ku baxa tacliintiisa, kadib markii uu muujiyey muwaadinimo. inankan yar oo lagu magacaabo bare maxamed ciise ayaa farogeliyey fal caruur la midi ku burburinaysay laami dhowaan dawlada hoose samaysay. isagoo u sheegay inaanay burburin karin hantida dadweynaha. he is now a local hero, waa rageedii. kudos to mayor ciddin for honouring young nationalists 8-)



Re: Very good citizen welldone kid !

Posted: Sat Mar 21, 2015 2:31 pm
by Xiis1928
Mayor Cabdishakuur is the best mayor in JSL. The difference in Berbera today than when he first became mayor is like day and night.

Re: Very good citizen welldone kid !

Posted: Sat Mar 21, 2015 3:59 pm
by theyuusuf143
Mayor Cabdishakuur is the best mayor in JSL. The difference in Berbera today than when he first became mayor is like day and night.

he can be great national leader :up: