Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN
Posted: Thu Mar 26, 2015 11:59 am
War de maya niyow , garaxajisku walaakey weeye , laakin qisadda ninka garaxajis kaaga sheekeyo , walle way ka xiiso maacantahay kuwa kale . Murder , money , political intrigue , unverifiable historical precedent ...ya?
Shakespeare , illa hadda la ma oga ninku aha , real identity-giisa . Arimahaan iminka aynu ka sheekaysanayno ayuu ku caan baxay , intu "fake identity" ah samaystay ma'ogtahay ?
Shakespeare , illa hadda la ma oga ninku aha , real identity-giisa . Arimahaan iminka aynu ka sheekaysanayno ayuu ku caan baxay , intu "fake identity" ah samaystay ma'ogtahay ?