Page 1 of 3

whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 2:34 pm
by ramzy2277

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 3:01 pm
by HooBariiska
Horrible crime. I think hes isaxaaq. Askari baa dilay. He was near degmada sabawanaag meel la yidhaa qoton ayaa lagu dilay. I dunno why but askari baa dilay. Un excuse able nacalaa. They were supposed to protect and serve5

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 3:12 pm
by ramzy2277
Yeah, but why did he open fire..?!!.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 3:17 pm
by HooBariiska
He didnt

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 3:33 pm
by ramzy2277
then how did he die?!!...the news said the soldier shot him dead..!!?

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 3:49 pm
by HooBariiska
Soldier executed him, by opening fire. Sorry i misread your previous question

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 3:51 pm
by Lancer
AUN

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 5:28 pm
by gulaid111
Gacmo dheere wuxu ahaa nin Gumbur ah oo Habar Yonis ah, ninkii dilayna wuxuu ahaa Arab. Dilkiisu wuxuu ahaa shirqool laga baarandagey waayo markii hore meshu stop may ahayn, Suldan Xirsi Qani wuxuu waxad Ku galay haddi ninkii askariga ahaa la dili waayo sida ugu dhakhsaha badan in Qalalaaso dhici doono.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 7:12 pm
by kaliil
sida gulaid sheegay gacmodheere shirqool ayaa lagu dilay oo ninka dilay dawlada ayaa soo dirtay.munaafaqa siilaanyo iyo kooxdiisu aaskii waxay iska dhigayeen inay murugaysanyihiin oo reer somaliland u tacsiyadeynayaan laakiin ninka dilkiisa iyagaa ka danbeeyey.wuxu ahaa nin tujaarta waaweyne somaliland ka mida wuxuuna ka qaybqaatay nabadayntii somaliland.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 7:14 pm
by Khalid Ali
What is the motive if the SL government wanted him dead whats the issue gacmaheere iyo dahabshil ba bloodh isku qabsaday?

Allah ha unaxaristo gacmahdhere

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 8:04 pm
by kaliil
Marka hore waxan Illaahay uga baryayaa in uu janadiisa fardawsa ka waraabiyo Marxuumka, kana dhaafi denbi wixii uu lahaa. Intaa daba-deed, aniga oo ah Abdirahman Jama Ahmed ( abdi-shotaly) ba saaka oo ay taariikhdu tahay23/03/2015, la hadlay Qoton-dao oo uu shilka badheedhka ahi kaga yimi kunageeri-yooday, oo warystay dadkii goob jooga ahaa, sidda Marxuum Hussein Mohamoud Awale ( Ganacsade Gacmo-dheere), ee uu ku dilay Askari ka tirsan dawladu, hadaba sidda ay ii sheegeen, maaha mid ku yimi, kedis iyo askari sharci aanu qabaynayn ee qafal xun, ee waa mid loogu sii balamiyey, loona soo dhigay meesha, in uu fuliyo dilkan, waxana si toos ah, oo aan shaki iyo mad-madw lahayn uga dambeeya Xukuumadda Somaliland, loona haystaa , waayo ma dhici karto, waxay ku andacoo-nayaan ee ah, wuxu istaagi waayey birtii kanta-roolka, dabeed askari baa ku furey rasaas meesha joogay, waa in gacanta loo soo geliyaa reerka uu ka dhintay Marxuumku, askriga Arab( oo ay ka wadda hadlaan Arab iyo H-yoonis), la yeeli maayo dawlad baa gacanta ku haysa, mana aamin-sanin, tii soo dirtay baa xaq qaadaysa, ee faraha ha loos oo geliyo Reerka uu marxuumku ka baxay.
Waa been aanay wax-ba ka jirin, waxa uu ku hadaaqaayo Wasiirka biidhi-qaataha ahi ee arimaha guduhu ( Ina Murjin Madoobe), oo la yidhi qas ka same dalka si doorashadu dib ugu dhacdo, waa war aan saliyo bar lahayn, in loogu talo galay waxa u daliil ah sidatan:-
(a) Wuxu marxuunku ka mid ahaa wefti arimo caafimaad ka soo fuliyey Bali-Cabane, oo ah gobolka daad-madheedh ka tirsan.
(b) Waxa Weftiga u hormood ahaa Wasiirka Caafimaadka Mudane Saleebaan Ciise Axmed ( Xagle-toosiye), sidaas awgeed ,muu ahayn marxuunku mid baxsa-naaya, oo goynaaya wadadda, denbiile dhuuma-naaya, ee wuxu ahaa Ganacsade can ku ah deegaanka, xukuumadda iyo dhamaan ummadda Somaliland, oo si wacan loo yaqaanay.
(c) Keligii muu saarnayn baabuurka, ee waxa la socday dad badan oo kale, kana mid ahaa weftiga.
(d) Inta uu askarigu soo dhaafay dadkii kale oo dhan, buu isaga oo dhexdda ku jira, yidhi istaag sidda ay sheegeen mgoob-jooga-yaashii qoton dabo iyo madaxddii tuuladu, isaga oo aan weli war ka soo bixin, oo istaagay buu liqsiiyey rasaasta.
(e) dabeed baxso buu is yidhi, laakiin waxa ku guntaday,illaali-yaashii Wasiirka Caafimaadka (Mudane Saleebaan Ciise Axmed),oo qabtay askariggii.
iyaka oo aanay is dhaqaajin askartii kale ee tuuladda joogtay.
(f) Askarigu muu joogi jirin meesha, ee waxa si dhakhso ah loogu soo bedelay, laba cisho horteed, iyadda oo la yidhi, waxa loo keenay diiwaan gelin, aan soconin maalin-taas.
(g) Waxa uu ku hadlay Kaba-leefkaIna Murjin madoobe, iyo warka ay sheegeen dadka ku dhaqan tuuladu,aad bay u kalafog-yihiin.
(h) Waxay cadayna-yaan shicbka Qoton-dabo, in uu askarigu labaddii cisho ee uu joogay-ba, soo kici jire 5ta subaxnimo, isaga oo leh, weftiggii caafimaadku ee Xagle -toosiye waday goormuu soo marayaa meesha, oo amrkhaati leh, ee muxuu u raadi-naayey haddii aanayw ax jirin.
Akhrisatw marka la isu geeyo arimhan ka soo baxay tuuladda, oo aan kutiri-ku-teen ahayn, waa cadaan, in ay soo maleegaty xukuumadu, hadaladda is dhaafka ah ee ay ku hadlayaana, wa kiis burburin, iyo in ay damba-basaan wixii dhacay, iyadad oo tuuladu wadda sheegtay siddii ayw x ahaayeen. wax la qaadan karo maaha, ee deg-deg ha loo soo wareejiyo, askartii hore ee wax dishay-ba weli, denbi laguma qaadin, kanina waxay doonaysaa in siddii oo kale ay yidhaahaan, annaka baa xukumayna, waxna aanay ka jirin.
* N.B war la’aan baa col rogtay!
Abdi-shotaly,
Oodweynenews.com.


http://oodweynemedia.com/dil-qorshaysan ... mo-dheere/

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Tue Mar 24, 2015 8:15 pm
by kaliil
What is the motive if the SL government wanted him dead whats the issue gacmaheere iyo dahabshil ba bloodh isku qabsaday?

Allah ha unaxaristo gacmahdhere
kitchen cabinet beryahanba mudo kordhin ayay raadinayeen wax walbana hore way u sameeyeen waxay isku dayeen inay beelaha somaliland isku dayaan laakiin waa la fahmay oo siday rabeen waa laga yeeli waayay.waxay ugu talogaleen marka ninkan la dilo inay HY iyana nin gacmadheere u qalma oo arab ah dilaan kadibna dagaal weyni ka dhex qarxo labada beelood sidaana mudo kordhintay rabeen loogu saxeexo iyagoo eeda dibudhaca doorashada iska fogaynaya.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 5:17 am
by caadani90
I've heard it all!! But this is one is new to me. Why would an Askari take some1s life to further the politcal motives of one party and as a reward for doing so, be willing to lose his life in the process.

The only "Munafaqs" in this scenario are the ones formenting such stupid conspiracy theories.

These same "Munafaqs" would love nothing more than for their to be a bloody conflict between the Isaaq nation.

You will gain nothing from it and we will lose everything. My advice to you is this: Silanyo is an old man and whether it is 6 months, 1 year or 5 years he leave office and you will get your chance have some iman and be patient.

Gacmadheere was a greatman who did alot for his community, may Allah grant him Janatul Firdows.

Its shameful that some want to politicise his death.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 5:26 am
by SayyidUmar
What is the motive if the SL government wanted him dead whats the issue gacmaheere iyo dahabshil ba bloodh isku qabsaday?

Allah ha unaxaristo gacmahdhere
Ilaahay ha u naxaariisto janada allaha ha ka waaraabiyo.

gacmadheer iyo 18 tujaar uu somaliland ganacsada xoolaha ayaa sameeyay maxjar xoolo ku yaal berbera. Ilma indodheer weey diidin, laakin wasiirka xanaanada xoolaha abdi aw daahiir wuu oo saxeexayn maxjar seddexad. abdi aw daahir shaqada waa laga eryay, uu wasiirka hawlaha haweenka laga degay.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 5:30 am
by Thuganomics
It makes no sense at all
The only explanation is it was a freak accident.These askaris. need to be taught to have the safety on at all times with their weapons.