Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Reerka waa lasoo Salaamay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6438
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Reerka waa lasoo Salaamay

Postby gegiroor » Sun Mar 29, 2015 7:33 am

Waryaa Sahangalbeed, waar waa ninikii abtigaa ahaaye, weli ma wadaa Dooros M'effers :lol: Mise waa ka kortay?

Rightwing, weli xertiisii ma dhex jooga oo qardhaasihii ma qorayaa, dagaalkii salafiga uu kula jireyna ma wadaa?

GeneralSNM: The world belongs to Reer Daahir! 8-) :up:

Goljano Lion: heheh, kii jeberti jab, jab kii jabarti jab :lol:

Emperor aka Khalid Ali: Ma gaadhay 100,000 comments mise waaba dhaafay, aqoonsigiina meel ma kusoo ogaadey?

Salool/Helwaa: Red cardkii weli ma sidataa? La ilama hadli karo!

AishaWaqooyi: Is yeel yeelkii ma iska daysay oo af Soomaaliga ma ku hadashaa?

Cali Gaab: Kan yari waa boorash; proud new father. Anybody knows his new nick?

Thugonomics / Seemeyer: Turkigaa adduunka ugu xoog weyn.


Alright guys, you can add anyone that I've left behind!

User avatar
Stuckon21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 475
Joined: Sun Feb 08, 2015 8:59 am

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby Stuckon21 » Sun Mar 29, 2015 8:05 am

Adigu cid walba maad iska salaanta?


You created another topic in the Daarod section or whatever it's called and cidna salaanta kaama qado. :?

User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6438
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby gegiroor » Sun Mar 29, 2015 8:19 am

Yes, I do. I am saying hi to fellow old timers which we used to chitchat here. If you do like I did, your life expectancy would be much longer.

@Stuckon21, are you a new guy?

Salaantii waa la iga qaaday. Maad aragtid pmka. Dadka looma sii firsado. Meeshani waa iska forumka yar oo xoogaa hadala la is weydaarsado.

Ninyahow waxbaad maagaysaa laakiine? :lol:

User avatar
Stuckon21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 475
Joined: Sun Feb 08, 2015 8:59 am

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby Stuckon21 » Sun Mar 29, 2015 8:25 am

I'm a gabadh, lol this is not saying salaam ee iska dhaadhicis
ba ku jirta anyway iska wado.

User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6438
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby gegiroor » Sun Mar 29, 2015 8:41 am

Mar haddaad gabadh tahay adaan iska kaa dhaadhicinayaa lol Agtaada iga day, pmkaagana la soco. Halkaasaay labadeena inooga bilaabatay, cidkalena ina ogaanmayso

Waxaan u malaynayaa waad i garanysaa laakiin magacaad soo bedelatay :lol:

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby MujahidAishah » Sun Mar 29, 2015 11:39 am

:ufdup:

User avatar
Stuckon21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 475
Joined: Sun Feb 08, 2015 8:59 am

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby Stuckon21 » Sun Mar 29, 2015 12:14 pm

Huuno, ima garanaysid.

User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6438
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby gegiroor » Sun Mar 29, 2015 1:53 pm

Huuno, ima garanaysid.
I sent you a PM. We will take it to luuq luuqa.

User avatar
Stuckon21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 475
Joined: Sun Feb 08, 2015 8:59 am

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby Stuckon21 » Mon Mar 30, 2015 12:34 am

^ PM ayo dee? :?

Go that way :arrow:

User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6438
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby gegiroor » Mon Mar 30, 2015 9:49 am

I've already sent it to you islaantaadan wax maagaysaa!

User avatar
Stuckon21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 475
Joined: Sun Feb 08, 2015 8:59 am

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby Stuckon21 » Mon Mar 30, 2015 9:51 am

Lol kuma maagayo. Waa iska dabeecadayda.

YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby YummyMummy » Mon Mar 30, 2015 4:39 pm

reer Burco shukaansi :russ: :dead:

User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6438
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby gegiroor » Mon Mar 30, 2015 4:56 pm

Lol kuma maagayo. Waa iska dabeecadayda.
They (pms) will be keep coming :lol:

Halkaasaay labadeena inooga soconaysaa. After I use English for sheeko, I run out of it. Af Soomaaligaan ku caano maalaa. So, let me know dhinacay kuugu badiso ;) :lol:

User avatar
gegiroor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6438
Joined: Sun Mar 22, 2015 11:57 pm

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby gegiroor » Mon Mar 30, 2015 5:15 pm

reer Burco shukaansi :russ: :dead:
Arar baa la yidhaahdaa, waxna bisayl laguma helo :)

User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7688
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Postby salool » Tue Mar 31, 2015 12:39 am

Magacaagi hore sheeg...maxaad isla qarqarinaysa sidi inan yaro caado heshay.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests