Waryaa Sahangalbeed, waar waa ninikii abtigaa ahaaye, weli ma wadaa Dooros M'effers
Mise waa ka kortay?
Rightwing, weli xertiisii ma dhex jooga oo qardhaasihii ma qorayaa, dagaalkii salafiga uu kula jireyna ma wadaa?
GeneralSNM: The world belongs to Reer Daahir!
Goljano Lion: heheh, kii jeberti jab, jab kii jabarti jab
Emperor aka Khalid Ali: Ma gaadhay 100,000 comments mise waaba dhaafay, aqoonsigiina meel ma kusoo ogaadey?
Salool/Helwaa: Red cardkii weli ma sidataa? La ilama hadli karo!
AishaWaqooyi: Is yeel yeelkii ma iska daysay oo af Soomaaliga ma ku hadashaa?
Cali Gaab: Kan yari waa boorash; proud new father. Anybody knows his new nick?
Thugonomics / Seemeyer: Turkigaa adduunka ugu xoog weyn.
Alright guys, you can add anyone that I've left behind!