Page 1 of 1
Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 5:48 am
by theyuusuf143
mararka qaar waan la yaabaa wasiirada dawlada odayga waxay ula dhaqmaan si bini aadan nimada ka baxsan oo shicibkiisa wixii damiirle ka naxayo. suuliga haduu isyidhaa tag 20 baa u raacaya. yara jimicso haduu isyidhaa oo xoogaa outdoor activities ah samee sacab iyo guulwadayn bay la dabo socdaan talaabo marku qaadaba sidii ilma yar oo hada socodka baranaya" alla wuu dhaqaaqay" waxan ku qoslay muuqaalkan oo uu maanta madaxweynuhu is yidhi ololaha nadaafada ka qayb qaado, intaanu minjarafadaba darin bay sacabka usii bilaabeen sidii oo uu hawl qabtay. odaygu waa la karantimeeyey iga wala he is confused too.
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 6:02 am
by LobsterUnit
He looked nervous.even wore a mask as well.war odayga maxay sida uga galeen.?
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 6:55 am
by theyuusuf143
He looked nervous.even wore a mask as well.war odayga maxay sida uga galeen.?
because dadkan waa imtixaan saw maaha.
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 8:41 am
by xiimaaya
mararka qaar waan la yaabaa wasiirada dawlada odayga waxay ula dhaqmaan si bini aadan nimada ka baxsan oo shicibkiisa wixii damiirle ka naxayo. suuliga haduu isyidhaa tag 20 baa u raacaya. yara jimicso haduu isyidhaa oo xoogaa outdoor activities ah samee sacab iyo guulwadayn bay la dabo socdaan talaabo marku qaadaba sidii ilma yar oo hada socodka baranaya" alla wuu dhaqaaqay" waxan ku qoslay muuqaalkan oo uu maanta madaxweynuhu is yidhi ololaha nadaafada ka qayb qaado, intaanu minjarafadaba darin bay sacabka usii bilaabeen sidii oo uu hawl qabtay. odaygu waa la karantimeeyey iga wala he is confused too.
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 9:08 am
by Methylamine
When did Siilaanyo get a doctorate all of a sudden
Waryaa yuusufow meeshan maaha Dhoqoshay have some respect for titles

Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 9:50 am
by Xamud.
Madaxda Somalida oo dhan ba saas lola dhaqma, waxa laga dhiga in ay yihiin untouchables hawada ka so dhacay, hadowtina markay kibran oo ay dhibato geystan waxa la dahaa "waa saqajaan, waa dictator waa kida kida"
Waxa maqleysay Madaxweyne hebel ama wasiir hebel baa lagu so dhoweyey airportka kadhib marku ka so labtay sodcaal cafiimad oo u dhibada uu aaday

kuli fitna waa shacabka, qofkan waa bina adam, haadi aad ka badbadisid wuxu ismoodaya inu wings leyahay oo u duuli karo, birito markad ku tirahdid war ninyahow halke wax u wada, ka joog, wuxu moodaya in aad walantahay.
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 12:33 pm
by theyuusuf143
When did Siilaanyo get a doctorate all of a sudden
Waryaa yuusufow meeshan maaha Dhoqoshay have some respect for titles

you may not aware of but the president silanyo holds MBA from UK and PHD honorary from amoud university.
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 1:36 pm
by CasualFarah
nadaafad day?
kacaankii is not dead yet.
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 2:30 pm
by theyuusuf143
lool what clean up have to do with kacaan. Even you yourself have clean up day, you clean up the home and put the bin outside when you know the garbage truck is coming tomorrow. somaliland is in is in the beginning of the raining season thats why the government wants to clean the cities.
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 2:32 pm
by Methylamine
When did Siilaanyo get a doctorate all of a sudden
Waryaa yuusufow meeshan maaha Dhoqoshay have some respect for titles

you may not aware of but the president silanyo holds MBA from UK and PHD honorary from amoud university.
I have an honorary PhD from my shoe closet university, does that make me a doctor?
Re: Dr silanyo oo qashinyar oo u qaday sacabka lotumay !
Posted: Tue Apr 07, 2015 2:37 pm
by theyuusuf143
I have an honorary PhD from my shoe closet university, does that make me a doctor?
I don't know if you mean there is no honorary doctorate or you are indirectly insulting amoud the oldest university in the Republic.