Yuusuf gaaloduu maa bishay May ayay soo baxday ?
Odayguu wuu hurdii jiray lakiin lamaa ogolayn unu seexdaa 5 sanadood uu hadaa yirahdow away galaadi ?
Taa kaleeh May 18 1 million iyoo wax ka badaan ayaa laguu ninkiin jiray adeer waa is naqanaa
100 thousands of pounds ayaa naguu filaan inaan iis regisgraynoo !!
Gaaladu lacagtay balanqaadey meeday ? marhadii aan 70% kharashkii doorashada ku bixi lahaa laba hayn bahashu siday ku dhacaysaa. mida kale wuxu qorshohu ahaa in somaliland nidaamka dunida ugu casrisan u diiwaangeliso cod bixiyeyaasha oo indhaha faraha iyo wejigaba laga sawiro kharashkana gaaladu wada bixiso, meeyey kharashkii hawshase maxay u qabanwaayeen yaga iyo commission ka doorashooyinku ?
nidaamka dalkaba hadaan la bedelin gaaladu madaxay isukeen gelinyaan. khasab maaha in inaynu system doorasho oo qaaliya oo aynaan aduunba u ahayn iska jeclaano. waa inaynu samaynaa system saving ah oo barlamaanka oo keliya dadku soo doortaan yaguna madaxweynha iska dhex doortaan. waa in sidoo kale lakala diraa golaha deegaanada oo governors awood badan la sameeyaa. golaha guurtida waa in laga soo xulaa madax dhaqameedka,culimada iyo ganacstada doorasho yagu umaba baahna. xeer jajabkeenii baa kun jeer dhaama waxan gaaladu mindida daabkeeda hayso ee aynu kawda iskaga siinay.







