[youtube]k5wm_09GlbE&spfreload=1[/youtube]
taariikhdu ma dhuumatoo
daraato wixii dhacay
dharaarahii soo taxnaa
shirkii Burco loo dhamaa (in 1990's)
go' aamadii lagu dhigiyo
dhawaaqu inuu saaxnaa
dhulkayga Somaliland baa laga gartay
sinaantoo la dhawacaa
colaad dhalisee
bulshooy cadaaladu yaanay dhumin
Qabyaaladi waa dhufays
xumaantu ku dhuumatoo
dhibaatada lagu korshee
bulshooy hadalkayga dhuux
cad iyo jiidh wada dhashiyo
dhamaan cid qudha nahay
is wada dhashay nahay
dhulkana wada leh nahay
Mirihii abwaan Abdulahi Hasan Gannay
Laxankii & codkii Sir Mahmoud Omar and Hodan Abdirahman



