https://shar.es/1su2Ew
He is expected to arrive tomorrow
Moderator: Moderators
Ciise riyoolaha garowe geel malaha sida cumar maxamuudka. ilo lagu kalsoonyahaa ii sheegay in madaxweynaha lagu gacansaydhay kolkuu yidhi aan riyo ku bixiyo magta durriyada u dhaxday ee geeriyootay. nimankay inantu ka dhalatay geel iyo lacag bay yidhaahdeen magta hanaloo siiyo. arintaas oo faroole ku adkaatay kadib markii uu ku dooday in lacagtiina ay kaga baxday kaambaynkuu la galay cabdi waali cas geelna aanu ab iyo isir toona u lahayn. berito ayaa waxa laysula tegi doonaa ayatulahi cabdi waraabe oo fadwo kasoo saari doona in nimanka ciise maxamuud riyo laga gudoomo iyo inkale. wa billahi tawfiiq.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 29 guests