Somaliland diaspora youth are told
http://www.theguardian.com/commentisfre ... are_btn_fb
Moderator: Moderators
What a beautiful article
Somaliland should keep itself pure from the foreign filth that exists in Europe and North America. This foreign culture, this "gangsternimo", this rap music, this Social-Justice Warrior nonsense......all of this needs to stay out of Somaliland and out of all Somali territories


Koxdii ayaad kamid tahay?![]()
Dadka somalidu waxay u kala baxaan 3 koxood
1/ Reer magaalka . Waxa ka mid dadkii qurbaha joogi jiray intaaney dagaalda somalia dhicin , iyo wixii asalkoodu iska nasab ah oo reero fiican ka dhashay.
Kooxda labaadi waa tuulo jooga. Ilabaxnimo rasmi ah na lagu ma sheegi karo oo tuloo bay ku soo koreen , sida Burco , Gabiley iyo Hargeysa oo iyadu ba iska tuulo ahayd . Tuulo joogu miyi na ku ma noola , magaalo joog na , badawanimada u ka tafiirmay e dhuuxa kaga jirta baa ka haysa oo ka ma xoroobin .
Qaybta sadeedexaad na waa reer miyiga asal-ka , oo asaliyaan dad wax ka dheegaysanaya ah , humble people , haadaney tuulo jooga ku dayanin
Waxan ina qaribay waa tuulo jooga

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests