Moderator: Moderators

That was a joke sxbAsylum? what the hell with that, reer Awdal cidna marti uga noqon maayaan Caasimadooda Hargeysa, waar ninku muu silloon yahay walahi Hargeisa ayaa eedaysa haddii sidaa loo eego, reer Hargeysa maxay is moodeen horta? Kubad danbeba lagu qaban maayo ciyaarahana waa laga ganaaxayaa, cagtooda ayaa reebtay cidna eersan maayaan, wuxu niic badanaa niyaw meeday ragganimadii.


It's still on sxb as far as we know.It's just being delayed by the on goin work on Hargeisa Stadium and the preparation, plus now the political instability going on. So insha allah, we are hoping it will resume soon!guys am confused. is the tourniment cancelled or still on?
Lool Aaar mid buu isku qarxiyay dheh, ninku nin la xeraysto ama la xidho uma eekayne!LOL ma xuldhibaano iyo coach ayaa waxa ku hadlay what a pity. Waar maya TheYuusuf malaa mid midbaa xidhatay.





What team hargeisa are you on about.Lool@ guusha yaa lleh ... Team Hargeisa leh.. Wlc back waryaa .. I was wondering what happen to you until I saw u posting on that degenerate website
Warku ma shub shub ayuu kugu dhacaaa kkkkkkk.....mise waan kugu dhaartaa dee. Marodi Jeex were knocked out last year Amen huuno, I also read you have lost a brother, allaya raxma raaximiin dhamaantood.Omg agent
Aun huuno ankuba geeri baa nuugu dhacay


Wlhi alx ala kuli xal baan ku jiirnaAmen huuno, I also read you have lost a brother, allaya raxma raaximiin dhamaantood.Omg agent
Aun huuno ankuba geeri baa nuugu dhacay
How are you? is that all you can say "Omg" LOOL..Come give us hug doqonyahay, missed your lovely arse walahi!


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests