Marka hore A Salaamu calaykum wa raxma.
Xisbiga kulmiye waxa ka dhex socada loolan aad u kulul. Sadexda mushax ee ugu tunka waaweyn waxay kal yihiin Muuse Biixi. Maxamed Biixi iyo Samaale.
Maxamed Biixi waxaad moodaa in uu yahay nin dhabarka la soo taabtay oo la riixayo, Halka Muusena cidiyaha ku dagaalamayo oo uu kolba reer meel ku shirinayo, Samaale isaguna wuxuu ku maqanayahayba isagu afkuuba xidhay.
Maxay hadaba idinla tahay, Ma muuse oo dhaqdhaqaaqiisu ilaa hada uu cad yahay oo cid wal oo uu la shiro iyo meel kasta oo uu maro kamarad lala daba yaacayo ayaa kursiga hanandoona, misewaxa guulaysan doona mid ka mida ah sadexda murashax ee kale ee hoos hoos wax u karinaya. Fikirkiina ka soo dhiibta.
Mahadsanidin.



