Moderator: Moderators
Salaan sare Bro.The deal is done, muse refused to have a Daarood vice-president, they will continue the course and a gedabursi will be chosen.
C salaam bro,Salaan sare Bro.The deal is done, muse refused to have a Daarood vice-president, they will continue the course and a gedabursi will be chosen.
Caawa waxa ka socota xaflad weyn London Muse lagu taageerayo. Waan tegi lahaa laakiinse mardanbe ayaa laysoo sheegay.
Kuwaas qabyaalada meel xun bay ka gaadhay isaaqa kale waxay u haystaanba dad ajnabi ah. Waagii iigu horaysay qoladaas waxay ahayd 1997 ruwaayaddi sahra axmed ee Ottawa Canada. Aniga yo mid hy ah ayaa ka drive garaynay Toronto, gabadh Isxaaq ah baa na tidhi gabadh kale ka soo qaada Kingston oo u jirta Ottawa 3 saacadood. Waanu soon qaadnay, waxay ahayd mid yara cas oo futo buuran. Judhiiba waxay nagu bilowday reer hargaysa, reer axmed, nuux ismaaciil, waxaas.
I know Nux Ismail got attitude that they feel they're better than the rest and use excessive qabyaalad nacasnima ah. Laakiinse vicious sub clannishka hada socdaa wuxuu ku egyahay shir jara'id iyo hebel oo hebel u jawaabay etc. Gurigayga waanka mamnuucay Somal tv's. Waxaan ku nacay had iyo jeer iidoor af-qudhmmunoo oo la leeyahay(hebel oo hebel si'adag ugu jawaabay).
Ma maqashay Xirsi gaab baa buug qoray? (waaya aragnimadaydii) Allah maxaa dhakh nebiga baratay. Waan iska garanayaa...kolay waa subjective opinion and bored staff.
Waagii iigu horaysay qoladaas waxay ahayd 1997 ruwaayaddi sahra axmed ee Ottawa Canada. Aniga yo mid hy ah ayaa ka drive garaynay Toronto, gabadh Isxaaq ah baa na tidhi gabadh kale ka soo qaada Kingston oo u jirta Ottawa 3 saacadood. Waanu soon qaadnay, waxay ahayd mid yara cas oo futo buuran. Judhiiba waxay nagu bilowday reer hargaysa, reer axmed, nuux ismaaciil, waxaas.
All I knew then was sacad muuse, 3 hrs bay faan nagu waday, markii ay dagtay baan kii hy Ku idhi waar naagtu waa qoloma, lol Ku ye dee waa sacad muuse. Iga wala waxan anigu is lahaa reer axmed Kay sheegayso waa umad aan isaaq ba ahayn.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests