Page 3 of 3

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 7:04 am
by MujahidAishah
Yet your still on your calcaal hogaaye cidgalle la caayey. Cidagalle sheegaysa reer isxaaq mid mid baan uu cayeey ain't no one gona do shit about it

now kindly get off my screen And stop following me around.. Qabil dhaan oo shaarf leh doqon ah looma caayo

Now sit down

Image

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 11:10 am
by Timiro1999
Aisha digaagad ha ceebayn mujaahidka digaagad hush la yidhahdad tahaye.
Waxaad qoraysid waad is duqaynaysaa, adigaaba iska hor iyo dabo imanaya.
Dad aad tuug ku sheegtay ayad hadana sharaf ku sheegaysaa!!!!
Markaad is tidhi waatan reer kiinii loo soo galay, ayad sharaf bilowday reerkiinaa calaacala oo meel walba lagu qaraaci jirey.
Irbad dhuub ma gelisaan afkuna waydin dheer yahay sida aisha digaagad.
Hadad toobad keentay waan kaa qalayne edeb daro dambe ha u noqon.
Af somali waxba haku qorin waa iga talo waa lagaa wiswisayaye.

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 11:35 am
by MujahidAishah
what your a chicken thief too waa waareey :ohhh:

Hadan doon waan caayi hadan doon waan amaani ain't no one gona tell me what to say and not say but one thing I'm flattered about you made a nick just to come at me I feel special aww!!

Now quick go find something to thief instead of typing I know your itching

Image

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 12:29 pm
by Timiro1999
Bal nacasnimadeeda digaagad bay amaan moodey, qofku markuu nacas yahay waa sida tan.
Naa anigu in aan edeb ku baro weeyan mar hadii edebtii hore kaa xumaatay.
Dee car cay dadkaad awal kii hore caayeysay, tuug iyo hablaha habeenkii shaqeeyaba waa idinka.
Ma meeshii street ka magaca leh baad kusoo kortay welina ka shaqaysaa. Magaca sheegi maayee wuxuu ka bilabma F street waad ifahtay saw maaha.
I

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 12:38 pm
by ThoronKing
this is nonsense, both of you stop this now.

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 12:44 pm
by MujahidAishah
f-king hell you bored me to death I can't even take you seriously first stalking ppl now talking about chickens i can't believe I even replied to you.. Your insults aren't even coherent you just write a lot of nonsense

I think you belong on the mental ward with faysal talk about off your head :wow:

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 2:02 pm
by Timiro1999
Faysal waxba haka sheegin, ragii xaafadiina ee xinaha iyo cusburka marsan jirey ka waran ee sida dumarka u sheekayn jirey.
Hadii aad bored noqotay dee waa yeelkadaa ma in aan ku maaweelinayad moodey.
Weligey qof nacas ah lamaam murmin lknse adigu nacas nimada af dheeri baad ku darsatay hush in lagu yidhahdaa waa waajib.

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 3:11 pm
by MujahidAishah
Cry me a river!!

Image

Re: Buying a home or a plantation back home SL

Posted: Fri Dec 11, 2015 3:52 pm
by Timiro1999
Qof keliyaa halkan ka ooyaya, qofkasina waa adiga tuug la qabtay talo.
Kolba sawir yar soo qaado markaad waxaad ku hadashid weyday.
Hadii aad mar hore edeb lahan lahayd tan kugumay dhacdeen.