Waar heedhe Yuusuf Niyaw horta ma dhaan dhaan baa Tahay? Hargeisa maxaa yaala? SOMALILAND Ma Jabuuti baad mooday wadan yar laba taako Ah? Gobolada bariga oo dhan airport iyo wado wanaagsan midna ma leh, dadkii dawga ayay ku madheen.
SOMALILAND way ka weyn tahay magaalo kaliya sxb, dadka iyo deegaanka Somaliland ba wuu badan yahay.
As for the $13m he didn't say but I know hawsha oo dhan baan la socdaa, qorshuhu waa $14m ilaa iminka $13m ayaa la hayaa saddex wiig ka dibna hawsha waa la baabayaa in shaa Allaah.
14ka milyan baynaan si dhib yar ku helaynba. hadayba lacag intaas le,eg weligeed ina soo gasho reer togdheer. maynu wadada burco-odweyne-hargeisa ku dhisano si aynu 50% u save garayno kharashka inagaga baxa ku socdaalka marinka fog ee berbera kasoo leexda. una kobcino dhaqaalaha magaalinka ay wadadaasi marayso ee ay oodweyne kamid tahay.
Somaliland one single airport weyn oo lagu tabcay u baahantahay markaynu cigaal horumarino ayeynu airports kale u baahan karnaa. mid shicibka bariga fog iyo ka dhexe u adeega iyo hadaynu u baahano dhismaha ciidanka cirka mid ay xarun ka dhigtaan airforce ku. hada wakhtigan la joogo waa inaynu kusii dadaalnaa horumarinta wadooyinka. iyo samaynta shirkado gaadiid oo adeeg hufan ugu adeega bulshada u socdaalaysa gobolada.
Yusuf,
Maybe everybody in Somaliland should relocate to Hargeisa. Because if you keep investing every single penny in the west, it will force everybody to want to relocate as that's where the opportunities are. The other problem will be the far east sool and sanaag regions will become more disconnected from the centre of Somaliland and naturally will start doing business with puntland.
Furthermore, if a community decides to finance its own projects who are you to tell them where to spend it. Don't you think they've thought through how this project will benefit them.
Burco is empty and need some injection of investments.
Kingwaslawi, keep up the good work cousin. Yarkan reer yusufka his second home danta arabta. The rocker has a plan B