Postby kaliil » Tue Feb 16, 2016 7:17 am
Waar shaydaanka iska naara balaayo iyo dagaal ha saadsanina e. Dadkan cidii laysay hadii la raadiyo oo lasoo ogaado waa lasoo qaban karaa laakiin sida princenugaalhawd sheegay cid dembi lahayn yaan dusha laga saarin.aniga waxay ila tahay hadii dadkan khaatumo laynlahaayeen may dafireene way sheegan lahaayeen oo way ku faani lahaayeen markaa dad xoolodhaqato ah oo hubaysan ayaa dadka laayay bay ila tahay.