Moderator: Moderators



Dee haaye hadii hj ahayd nazi gii Germany Garxajis wuxuu ahaa aduunkoo laysu geeyo dhamaantii.its very simple and predicable, A dhulo war instigator poet named cali dhuux aadan (ilaahay naarta haku fogeeyee) ayaa bilaabay dagaalka. odaygaas diradiraale ah baa niman ogaadeena ugu gabyey "Doqonkii Ogaden ahbaa doolo laga qaadye, loo did danood iyo haduu degi lahaa ciide" berigaas habaryonis baa mindhaa xoogaa Ku yara awood roonayd danood, halkaas buu ka bilaabmay dagaalka Ogaden iyo habaryonis.
markay ogadeenkii in badan oo dhulka dollo ah ka dhacsadeen habaryonis, ayey yaguna usoo gabyeen dhulbahante, yagoo leh idinba dhulkiinii habarjeclaa qabsatay ee wax iska celiya. markaas buu odaygii Cali dhuux baroor qabsaday "gunbaan ahay ganbo cad baanxidhnahay" halkaas buu ka bilaabmay dagaal kale oo habarjeclo iyo dhuloos u dhaxeeyaa. dagaalka waxa inta badan guushu raacday beesheena oo gebi ahaanba qabtsaty dhulkay cayn loo yaqaan ee maaanta qaybo kamida jufidaada Cali barre degto. habaryonis oo aynu berigaas col ahayn ayaa gabayo caana oo amaan iyo bogaadin ah inoo soo dirayits very simple and predicable, A dhulo war instigator poet named cali dhuux aadan (ilaahay naarta haku fogeeyee) ayaa bilaabay dagaalka. odaygaas diradiraale ah baa niman ogaadeena ugu gabyey "Doqonkii Ogaden ahbaa doolo laga qaadye, loo did danood iyo haduu degi lahaa ciide" berigaas habaryonis baa mindhaa xoogaa Ku yara awood roonayd danood, halkaas buu ka bilaabmay dagaalka Ogaden iyo habaryonis.
markay ogadeenkii in badan oo dhulka dollo ah ka dhacsadeen habaryonis, ayey yaguna usoo gabyeen dhulbahante, yagoo leh idinba dhulkiinii habarjeclaa qabsatay ee wax iska celiya. markaas buu odaygii Cali dhuux baroor qabsaday "gunbaan ahay ganbo cad baan xidhnahay" halkaas buu ka bilaabmay dagaal kale oo habarjeclo iyo dhuloos u dhaxeeyaa. dagaalka waxa inta badan guushu raacday beesheena oo gebi ahaanba qabtsaty dhulkay cayn loo yaqaan ee maaanta qaybo kamida jufidaada Cali barre degto. habaryonis oo aynu berigaas col ahayn ayaa gabayo caana oo amaan iyo bogaadin ah inoo soo diray
"Military cadhoodaa laf buu malaw ka siiyaaye allaylehe Isaaq baa mulkiyey maaxda caynabo" abwaan yawle.
isku soo xooriyoo we are super power we are the only Somali clan who conquered other Somali clans land and get away it. the land we conquered during that period is bigger than Switzerland. in a way habarjeclo were more successful than Nazi Germany. Bowdada nimay naga dhacdiyo boqonta mooyaane gobonimo layskama helo ban iskataaltaal !
"Military cadhoodaa laf buu malaw ka siiyaaye allaylehe Isaaq baa mulkiyey maaxda caynabo" abwaan yawle.
isku soo xooriyoo we are super power we are the only Somali clan who conquered other Somali clans land and get away it. the land we conquered during that period is bigger than Switzerland. in a way habarjeclo were more successful than Nazi Germany. Bowdada nimay naga dhacdiyo boqonta mooyaane gobonimo layskama helo ban iskataaltaal !



Timirooy garxajisku waa like the Russian empire. Wax isku doonta oo ka faa,iiday lama adag.
with the help of other isaaqs We could conquer the entire east Africa. Isaaq can handle Kikuyu+xabashi+oromo, dadkaas oo dhan hadaynu u gacan qaadno ta aynu Ku dhigno aduunyadaa aflabadii ciyeysa. marmarka qaar markan xoogeena ka yaabno iyo sida ilaahay inoo ciseeyey, laba rakcadood oo salaatu xaajo ahbaan tukadaa "ilaahaw lafo maroodi haysku jebin" "ilaahaw ill jinni iyo mid insiba naga du" "ilaahaw hanaga dhigin kuwii nimcada Ku kibra"




Isaaq?? It Was 2 subs vs 2 subsYusuf naarta adiga laagu fogeey.
The Isaaq sub clans were armed by the British, and the Dervish wars scattered people all over the place.
The Isaaq invaded empty land.
One day Cali dhux janada alle ha geeye, came to a well belonging to his Ogaden cousin who have not returned to their land. The Isaaq refuse his camels to use it. And he starts the peom not the war. Telling the ogadens to take back what is theirs and they do at the end.

Yusuf in English please, I lost you there.
It's no surprise to me Dhulos starting trouble,
but initiating a war by dissing OG's wa wax
The day when you were taking the livestock and Deleb on horseback
When you hobbled us like an Amhara band
As you now tie my hands behind my back can’t you show compassion?
Why don’t you fght as Daarood Ismaaciil?
Between the man who thrusts the sword into you up to the hilt And the one who says ‘Attack him from the rear’ there is nothing to choose
Who is there closer than you who will come to help right my wrongs?
If a lion that’s prowled all night puts a domestic animal into his unkempt mouth
Gulping it and making its blood fow from his [piercing] teeth
Don’t the small animals eat the scraps that remain?
It’s you who killed me. When did the Isaaq take Doollo from me?
What gave the victory the Daarood had to Daba Cayuun?

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 7 guests