Postby caadani90 » Mon Feb 22, 2016 6:58 pm
Masha'Allah, this place is beautiful.
Laakin I would advice Reer Sanaag to give up on and forget about Wasaarada layidhado Wasaraada Beeraha.
Dawladani waxay aminsantahay in Galbeedka Hargeisa un wax lagu beero. Maba aminsanaba in wadanka intisa kale beero ka jiran amaba in wax lagu beerikaraba.