Meesha u taliyuhu u socday markay la dilay shaqo kuma leh ceel gerdi meeshii ay ciise muuse iyo habarjeclo isku haysteen. Taliyuhu maaha nin deegaanka u dhashay mudo yar buuna joogay gobolka oo uu bedel Ku yimi. waxa la sheegayoo dhan waa Ku tiri kuteen iyo been aan sal iyo raad toona lahayn. Habarjeclo waxay u qaban karto maleh marxuumka, yaga qudhooda laf lagu wasayaa haday taabtaan dad kale oo aan sida taliyaha aan denbi geysan. denbiilayaasha la qabtay ayaa sheegi doona sababtay u dileen askiraga dawlada, Yagaa ka qoomamayn doona denbigay geysteen.
Askariga askari kale ma diilin ee waxa dilay koox maliishiyo beeled ah. Sababta loo dilayna waxa weeye qabil ka uu yahay.
Raagan CM ee ninka dilay hore ayay HJ ugu soo duuleen oo wa kuwi ku so weeraray Ceel gerde. Iminka isla iyagi aya jidgooyo planned ah ku dilay taliyaha. Oodayasha CM waxa loo xidxidhay inamadooda buuraha HJ coladeed ugu galay bay dideen inay soo xero geliyan kadib weraarki ceel gerdi.
This is not the first or second time that CM has used forced against HJ in just the last year. They also attacked an oil tanker in dacarbuduq. On top of all of these incidents you cant go a week without a CM elder or politician doing a press conference in Berbera instigating hatred.
This incident is just the straw that broke the camels back.
I can show you proof that the Mayor of Berbera is personally behind this CM malitia. I have a video of the CM mp Maxamed Cali warning the Somaliland government about the mayors funding and arming of this malitia just 4 months ago.
https://youtu.be/dMwST6lW0Bs