Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby Togdeer » Fri Mar 04, 2016 3:43 pm

Just found out the remaining 3 suspects have been caught.

http://qorilugudnews.com/articles/18156 ... Soo-Dhigay

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13054
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby theyuusuf143 » Fri Mar 04, 2016 3:57 pm

Just found out the remaining 3 suspects have been caught.

http://qorilugudnews.com/articles/18156 ... Soo-Dhigay
Cadkeeda leh, excellent job I knew they will find them. The police chief should promote those brave police men.

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13054
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby theyuusuf143 » Fri Mar 04, 2016 3:58 pm

Just found out the remaining 3 suspects have been caught.

http://qorilugudnews.com/articles/18156 ... Soo-Dhigay

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby kaliil » Fri Mar 04, 2016 4:04 pm

Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?

Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby Rambie » Fri Mar 04, 2016 4:44 pm

Hopefully we'll get to the bottom of this.

Image

caadani90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 836
Joined: Mon Nov 17, 2014 7:37 pm
Location: Hawada Sare

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby caadani90 » Fri Mar 04, 2016 4:48 pm

Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
La waydinmayo inadeer, as far as the government is concerned qabil kama dhiman ee qaranku ka dhintay and the punishment for it is the death penalty.

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8149
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby LeJusticier » Fri Mar 04, 2016 4:55 pm

Laga bilaabo Wiigan wasiirka warfaafintu wuu mabnuucay in dad af beeleed u isticmaalaya colaad Hurin ay isticmaalaan warbaahinta. Cidii dhalinyarada Soo abaabushay maxkamada laga hore sheegi doona, waxase hubaala inaanu qabiilna ku macaashayn shuftaynimo, dhalinyaradu ha Ku quus qaadato halka qayrkooda shuftoobay la mariyo. Xabsi daain iyo dil baa lagu wada xukumayaa cid wax u tari kartaana ma jirto. kuwa habarjeclo ee aargoosi sameeyana ciqaab ka xun ta dhalinyarada ciise muuse Ku dhacday ayey mari doona. Wadankan kan dawlada baa katalisa habruhu ha dhidhiibsadaan hadaysan wax wasa doonayn.
I cant wait information minster to tighten rules on on shir jaraa'id beeleysan iyo fitna.

Btw. Who's that dhalfohead Xildhibaan Mohammed Ali? waxaaso miidhan ayaa media fitna iyo danbi ku fidiya.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby kaliil » Fri Mar 04, 2016 5:19 pm

Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
La waydinmayo inadeer, as far as the government is concerned qabil kama dhiman ee qaranku ka dhintay and the punishment for it is the death penalty.
Cadaani inader ma hubtaa taa?waa runtaa oo sarkaalku qaranka ayuu ka dhintay laakiin wax walba qabiil baa loo bedelaa diiniyana ehelka marxuumka ayaa ikhtiyaarka iska leh oo iyagaa ama cafiyi kari,magta dooran kara ama dalban kara ina loo qisaaso.2011 ama 2012 midkood ayaa beer bariga hargeisa ku taala la isku qabsaday markaasay dawladu meesha ciidan badan keentay.rag hubaysan ayaa ciidankii weeraray oo 4 askari dilay qaar kalena dhaawacay markaasay 17 ragii hubaysnaa kamida ciidanku qabteen. 17kii ninba isla maalintii ayay maxkamada ciidamadu dil ku xukumeen oo jeelka la dhigay.markiiba odayaal baa arintii galay oo dadkii askarta laga laayay ku qanciyey inay mag qaataan.

Anigu waxan jeclaan lahaa ina magta la kala qaadanayo la joojiyo oo qofkii qof dila markiiba loo dilo .hadii qofkii qof dila loo dilayo dilka badane badheedhkaa ayaa yaraan lahaa.imika qofkii wax dilaa intuu dhuunto ayuu marka magta la bixiyo suuqa iskasoo galaa sidii isagoon waxba samayn oo kale.odayaashuna way xoolo jecelyihiin oo inta badan magtay qaataan.aniga laakiin waxay ila tahay sarkaalkan reerkoodu inaanay mag qaadan doonin.

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby Togdeer » Fri Mar 04, 2016 7:19 pm

Now time to sit back and watch Somali TV.
:mrgreen:

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13054
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby theyuusuf143 » Fri Mar 04, 2016 7:31 pm

Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
marxuumka reerkiisu waa ciidanka police ka qaranka jamhuuriyada Somaliland. police mag ma qaataan.

caadani90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 836
Joined: Mon Nov 17, 2014 7:37 pm
Location: Hawada Sare

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby caadani90 » Fri Mar 04, 2016 7:51 pm

Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
La waydinmayo inadeer, as far as the government is concerned qabil kama dhiman ee qaranku ka dhintay and the punishment for it is the death penalty.
Cadaani inader ma hubtaa taa?waa runtaa oo sarkaalku qaranka ayuu ka dhintay laakiin wax walba qabiil baa loo bedelaa diiniyana ehelka marxuumka ayaa ikhtiyaarka iska leh oo iyagaa ama cafiyi kari,magta dooran kara ama dalban kara ina loo qisaaso.2011 ama 2012 midkood ayaa beer bariga hargeisa ku taala la isku qabsaday markaasay dawladu meesha ciidan badan keentay.rag hubaysan ayaa ciidankii weeraray oo 4 askari dilay qaar kalena dhaawacay markaasay 17 ragii hubaysnaa kamida ciidanku qabteen. 17kii ninba isla maalintii ayay maxkamada ciidamadu dil ku xukumeen oo jeelka la dhigay.markiiba odayaal baa arintii galay oo dadkii askarta laga laayay ku qanciyey inay mag qaataan.

Anigu waxan jeclaan lahaa ina magta la kala qaadanayo la joojiyo oo qofkii qof dila markiiba loo dilo .hadii qofkii qof dila loo dilayo dilka badane badheedhkaa ayaa yaraan lahaa.imika qofkii wax dilaa intuu dhuunto ayuu marka magta la bixiyo suuqa iskasoo galaa sidii isagoon waxba samayn oo kale.odayaashuna way xoolo jecelyihiin oo inta badan magtay qaataan.aniga laakiin waxay ila tahay sarkaalkan reerkoodu inaanay mag qaadan doonin.
Ha wa ruunta oo watii qoloda aad sheegtayba sida loogu heeshiyay. Lakiin arinkani aad iyo aad bu ugu duwaanyahay ka hore. Meel xaasasiyaha bu arinkani ghaaday waxaaba qaarka loo sarna in dagaal meesha ka dhaco. Labaada beelood xalkoodu meel xun bu maraya oo uma malaynayo in qoolada ninka laga dilay mag qadanayso.

Xumaanta inta leeg ee dilka taliyaha keentay daalkina halis geelisay waxa labada beelood kala dexdigay warfafiintan bila controlka ah iyo danaystayashi iyo wax magaraadati ay 10kii sano uu dambeeyay TV'yada soo fadhisinayeen.

Hadi aan la iska qabaan warfafiintan iyo "freedom of press" kan ay ku daba dhumanyaan kala shaki, kala fooganshee, dagal iyo coolaad waxba ino ma jiiran.

User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby MujahidAishah » Fri Mar 04, 2016 8:11 pm

Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
marxuumka reerkiisu waa ciidanka police ka qaranka jamhuuriyada Somaliland. police mag ma qaataan.
Huuno waa la kala qadan jire police hadu qof dilo reerkiisa baa Magta bixin jirey same the other way around

Waraancade said in a press conference last year no more mag la kala qadanayo

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13054
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby theyuusuf143 » Fri Mar 04, 2016 8:33 pm

Maxay idinla tahay marxuumka reerkoodu mag ma qaadanayaan mise waxay codsan ina loo qisaaso?
marxuumka reerkiisu waa ciidanka police ka qaranka jamhuuriyada Somaliland. police mag ma qaataan.
Huuno waa la kala qadan jire police hadu qof dilo reerkiisa baa Magta bixin jirey same the other way around

Waraancade said in a press conference last year no more mag la kala qadanayo
that was the early days, hada beel cusub oo dawlada la yidhaahdaa jirta, hadaad wax ka disho way Ku dilayan ama xabsigooday Ku dhigayaan. haday Ku dilaana wax law la yidhaahday kugula qarnaqsanayaan qofqof shicibka ba oo ay Ku khaldameen baa mag ka hela dawlada. Hada 11 kaas shuftada ah ee lasoo qabtay waxna waa la laynayaa waxna xabsi dheer baa loo jarayaa cid wax u tari kartaana ma jirto.

User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby HooBariiska » Fri Mar 04, 2016 9:48 pm

Hj people are a weird bunch

User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Saaxil Region Manhunt Coming To A End.

Postby AwRastaale » Fri Mar 04, 2016 10:08 pm

Wrong topic :)

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests