Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5199
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby Ben Dover » Mon Mar 07, 2016 5:30 am

I'm just curious. Because apparently Habar Jeclo has a Suldaan 1 reer Yoonis guy. He inherited, but in reality he has no a lot of influence. He does not even rule muse Abokor yet alone the whole of HJ. In reality Habar Jeclo has no Suldaan
Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali is indeed Suldaanka guud ee HJ, he is recognised by all branches as the head. You may be mixing him up with Boqor Buurmadow, and you'd be right, no one takes him seriously.

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby Togdeer » Mon Mar 07, 2016 7:52 am

I'm just curious. Because apparently Habar Jeclo has a Suldaan 1 reer Yoonis guy. He inherited, but in reality he has no a lot of influence. He does not even rule muse Abokor yet alone the whole of HJ. In reality Habar Jeclo has no Suldaan
Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali is indeed Suldaanka guud ee HJ, he is recognised by all branches as the head. You may be mixing him up with Boqor Buurmadow, and you'd be right, no one takes him seriously.
Says who. This guy is not even the Suldaan of muse Abokor yet alone the entire HJ. Burmadow is useless. Biciide already have a Suldaan its Siciid Yusuf Ducale.
Even my subclan Adan Madoobe don't have a Suldaan. We got caqilo.

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8149
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby LeJusticier » Mon Mar 07, 2016 9:32 am

Caqli xumo futada daankeed ayay kaa tuurta! Noocan oo kale in microphone lagu qasaariyo maaha
:lol: :lol:

Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.

User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5199
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby Ben Dover » Mon Mar 07, 2016 9:49 am

Says who. This guy is not even the Suldaan of muse Abokor yet alone the entire HJ. Burmadow is useless. Biciide already have a Suldaan its Siciid Yusuf Ducale.
Even my subclan Adan Madoobe don't have a Suldaan. We got caqilo.
Maybe you are not HJ, everyone knows who the prime Suldaan is.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby SahanGalbeed » Mon Mar 07, 2016 10:05 am

Caqli xumo futada daankeed ayay kaa tuurta! Noocan oo kale in microphone lagu qasaariyo maaha
:lol: :lol:

Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
Waxa la mooda inaad 15 jir tahay gebigaabu ba . Ayaa la wasi kara ? ma suldankaa habar awasha ayaad i leedahay wa la xidhaya ? Faqashnimo iyo doqonimo ayaad isku darsanaysaan , meesha waddan ku ma haysaan . Djibouti laba dad/ jinsiyad baa kala dega , Somali iyo Cafar . Sida Isaaqu iska ga daba niic niileeyo iska ga ma daba hadlaan dadkaasi , maxay ku tusaysa taasi ? Inaaney somalidu u bislayn weli wadaniyad . Somaliland waxba ka ma jiraan , intey Somalia dib u dhismayso ayuun ba lagu maweelinaya dadka

User avatar
Dabgaale
Posts: 65
Joined: Sat Mar 05, 2016 10:10 am

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby Dabgaale » Mon Mar 07, 2016 10:15 am

Sxb dadka munaafaqada Umadda ka dhex wada adigu maxaad ugu hiilinaysaa? Dadku miyaanay ahayn dad wada dhashay oo Adeer iyo Abtiba isku ah! Kan microphone ka nacnac leh sharaftii ayuu ka qaaday Suldaanimada, Waxaa laguma aqoon nin Suldaan ah!
Cad qaatayasha wax la karbaasho ayay istahilaan

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby SahanGalbeed » Mon Mar 07, 2016 10:35 am

Adigu ayaad tahay ? Saw reer ka ma soo jeedid ?Meel qabyaaladi ka socoto , haddu qabiilkiisa u hadlo odayga suldanka ah , cidii kaa waydin mayso adiga . Anigu waan ku taagersanahay oo isu qabiil baynu nahay . Haddad suldanka reerkiina ku daba xidhato na , kugu qabsan maayo anigu , adiguna sida si le'eg keyga ha isoo dhaafin ! Somaliland gebigeeduba dad aan qabyaalad mooye , wadaniyad asal ah aan u bislayn baan u arka . Igu qasab weeye anigu inaan u hiiliyo adeerkey , meel la isu wada hiilinayo . Anigu waxaan aaminsanahay in haddi somalida laga waraysto cidii ugu qabyaalad iyo munaafaqad badan reeraha Isaaqa , in habar awashu laga ga horeeyo labada ba . Habar Jeclo na ninki laga dilya waxay ku sheegta in reerkooga oo dhan la soo weeraray , habar yoonis na ninki meel xil u qabta inu reerkooga dhan matalayo , saxib isu a muuqataan e , aniga Somaliland waxba iga ma gelin :lol:

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8149
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby LeJusticier » Mon Mar 07, 2016 10:40 am

Sxb dadka munaafaqada Umadda ka dhex wada adigu maxaad ugu hiilinaysaa? Dadku miyaanay ahayn dad wada dhashay oo Adeer iyo Abtiba isku ah! Kan microphone ka nacnac leh sharaftii ayuu ka qaaday Suldaanimada, Waxaa laguma aqoon nin Suldaan ah!
Cad qaatayasha wax la karbaasho ayay istahilaan
Yaan u hiishaa?

User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8149
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby LeJusticier » Mon Mar 07, 2016 10:45 am

Adigu ayaad tahay ? Saw reer ka ma soo jeedid ?Meel qabyaaladi ka socoto , haddu qabiilkiisa u hadlo odayga suldanka ah , cidii kaa waydin mayso adiga . Anigu waan ku taagersanahay oo isu qabiil baynu nahay . Haddad suldanka reerkiina ku daba xidhato na , kugu qabsan maayo anigu , adiguna sida si le'eg keyga ha isoo dhaafin ! Somaliland gebigeeduba dad aan qabyaalad mooye , wadaniyad asal ah aan u bislayn baan u arka . Igu qasab weeye anigu inaan u hiiliyo adeerkey , meel la isu wada hiilinayo . Anigu waxaan aaminsanahay in haddi somalida laga waraysto cidii ugu qabyaalad iyo munaafaqad badan reeraha Isaaqa , in habar awashu laga ga horeeyo labada ba . Habar Jeclo na ninki laga dilya waxay ku sheegta in reerkooga oo dhan la soo weeraray , habar yoonis na ninki meel xil u qabta inu reerkooga dhan matalayo , saxib isu a muuqataan e , aniga Somaliland waxba iga ma gelin :lol:
Idoor reached a new level low. Conference in hotel and preaching qabyaalad and fitna
adiguna qoti yahaw waadba ku faanay!

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8695
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby JSL3000 » Mon Mar 07, 2016 10:48 am

sahan & dabgaale, both are embarrassments to somaliland just let it go because dabgaale is dissing elders which is forbidden in somalida traditional and sahan is even worst he is a complete self hating sell out making out the national hood to be nothing which is also plain disrespectful many people didnt die in vain for no reason, you trying to make it out to be few people show which it isn't somaliland is bigger than that and waiting for hawiye and darood who are in the worst predicaments makes no damnn sense. :mindblown: :snoop: :demonic:Image
Last edited by JSL3000 on Mon Mar 07, 2016 11:14 am, edited 2 times in total.

User avatar
Dabgaale
Posts: 65
Joined: Sat Mar 05, 2016 10:10 am

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby Dabgaale » Mon Mar 07, 2016 11:14 am

Sxb dadka munaafaqada Umadda ka dhex wada adigu maxaad ugu hiilinaysaa? Dadku miyaanay ahayn dad wada dhashay oo Adeer iyo Abtiba isku ah! Kan microphone ka nacnac leh sharaftii ayuu ka qaaday Suldaanimada, Waxaa laguma aqoon nin Suldaan ah!
Cad qaatayasha wax la karbaasho ayay istahilaan
Yaan u hiishaa?
Waxaan la hadlayay SahanGalbeed!

Sahanow!
Abaaro ayaa wadankii ka jira siiba gobolada Galbeed intuu Suldan ku sheegani olole dadka abaaraha loogu gurmado kaagi hadli lahaa meesha ayuu taa la timid!

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby SahanGalbeed » Mon Mar 07, 2016 11:29 am

War inadeer waan miyirsanaya e , waad iga gar heshay !

User avatar
Inaayah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3514
Joined: Sun Aug 16, 2015 4:51 am

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby Inaayah » Mon Mar 07, 2016 11:33 am

Caqli xumo futada daankeed ayay kaa tuurta! Noocan oo kale in microphone lagu qasaariyo maaha
:lol: :lol:

Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
Ragi waa wayn o xishoon laha ba sidan u hadlaya. Ceebay. :snoop:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5186
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby kaliil » Mon Mar 07, 2016 11:55 am

[

:lol: :lol:

Odayaashaasi haday niicdaa sii wadaan laf baa lagu wasi.
Ragi waa wayn o xishoon laha ba sidan u hadlaya. Ceebay. :snoop:

Somalinet waa xerada dadka waalane la qabso :russ:

User avatar
AGENT447
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1685
Joined: Mon Mar 31, 2014 11:36 pm

Re: HA Elders Speak Firmly Against Silaanyo Administration Actions.

Postby AGENT447 » Mon Mar 07, 2016 12:28 pm

Let me just drop this here. Keebaa waalan, Keebaa saxsan! Ha biqlayso. Lakiin, I have to agree the traditional elders are keeping SL and it's stability as ransom. Such backward way of doing things to threaten and terrorize the very same entity one claims to have shed blood for, all because of what, xeeb ayaan Hargeisa u rabaa, taako ayuu aduunku isku dilaa he said loool :-@

Ninkan Xildhibaan kii Suldan kiisa runtuu u sheegay meelna wuu kaga soo hadhay!
https://youtu.be/XaqDNJa69MA

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests