Rageedi taas oo kale baa wadaninimo ah, tuug kaste haduu masuul reerkiisa ahi sidan ula hadlo, tuugta iyo munaafiqiinta waa layska qaban lahaa.Let me just drop this here. Keebaa waalan, Keebaa saxsan! Ha biqlayso. Lakiin, I have to agree the traditional elders are keeping SL and it's stability as ransom. Such backward way of doing things to threaten and terrorize the very same entity one claims to have shed blood for, all because of what, xeeb ayaan Hargeisa u rabaa, taako ayuu aduunku isku dilaa he said loool![]()
Ninkan Xildhibaan kii Suldan kiisa runtuu u sheegay meelna wuu kaga soo hadhay!
https://youtu.be/XaqDNJa69MA
Marku suldaan Xasan leeyey Hargaysa baanu xeeb la rabnaa yuu isagu yahay, ma isagaa Hargaysa leh mise mayor iyo badhasaab ayuu ka yahay meesha, mods kale why Lawyacado and not the traditional Bulaxaar?








