Page 1 of 1
The political culture of Somaliland
Posted: Sun Mar 06, 2016 7:07 pm
by theyuusuf143
maalmahan waxa jira Dad badan oo xoogaa disappointed noqday markay arkeen xoogaa is xagxagasho ah oo dhexdeena ka jirta, horta aan idinku bilaabee beelaha Somaliland siiba habraha Isaaqa marba midbaa caado wareerta Markaas baa dadka aan dhaqan siyaasadeed ka dalka aad waxba uga aqoon moodaan inay Meeshu sii dumayso oo lagu kala dareerayo.
most of them Dawada ay Ku dagaan waa political power upgrade, marka gymka la geeyo ee ay futadooda muraayada ka arkaan ayey is moodaan the one and the only.
Qaar waa gold diggers, marka dhowr jeer casuumado loo sameeyo ayey iska istareexaan, qaar sida riyahaa dhaameel loo luxaa, qaar ammaan Tay Ku dararaan oo marka amaan kor iyo hoos lagu akhriyo ayuu xanuunkii hayey daayaa. qaar sasabo iyo balanqadyo kala duwan baa lagu seexiyaa.
Ciise muusahan la had hayaa waa candha buure kuwa ka waaweyn oo dhan baa furahooda la hayaa mid cirka soo dumin kartaana ma jirto. Ha u biqina wadanka iyo wadajirkiisa midna.
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Sun Mar 06, 2016 7:09 pm
by SahanGalbeed

, fariid baad tahay walle
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Sun Mar 06, 2016 7:17 pm
by kaliil
maalmahan waxa jira Dad badan oo xoogaa disappointed noqday markay arkeen xoogaa is xagxagasho ah oo dhexdeena ka jirta, horta aan idinku bilaabee beelaha Somaliland siiba habraha Isaaqa marba midbaa caado wareerta Markaas baa dadka aan dhaqan siyaasadeed ka dalka aad waxba uga aqoon moodaan inay Meeshu sii dumayso oo lagu kala dareerayo.
most of them Dawada ay Ku dagaan waa political power upgrade, marka gymka la geeyo ee ay futadooda muraayada ka arkaan ayey is moodaan the one and the only.
Qaar waa gold diggers, marka dhowr jeer casuumado loo sameeyo ayey iska istareexaan, qaar sida riyahaa dhaameel loo luxaa, qaar ammaan Tay Ku dararaan oo marka amaan kor iyo hoos lagu akhriyo ayuu xanuunkii hayey daayaa. qaar sasabo iyo balanqadyo kala duwan baa lagu seexiyaa.
Ciise muusahan la had hayaa waa candha buure kuwa ka waaweyn oo dhan baa furahooda la hayaa mid cirka soo dumin kartaana ma jirto. Ha u biqina wadanka iyo wadajirkiisa midna.

yuusuf funny baad tahay.waa inaad sida sooraan iyo jawaan dadka riwaayado u samaysid si dadku u qoslaan oo stressku uga yaraado.
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Sun Mar 06, 2016 7:22 pm
by AGENT447
Abu xikma Yusuf al kawnini loool caqli lix saac, xiligaas ayay rooxaanta iyo qolooyinku kaa dagaan, Saad khudbad suufi bilawdaa, that was some real serious talk

..

Allaw dhawr!
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Sun Mar 06, 2016 7:37 pm
by JSL3000
Obviously somaliland is one big family and this is just family affairs there is always drama in a household, but in the long run its works out just fine.

Somaliland Allow Dhowr
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Sun Mar 06, 2016 8:34 pm
by jalaaludin5
Xigmada laaliliiga iyo sida ay hadalada codedka u isticmaalan inaba caadi maaha.
I like the last part...CM muxuu sheegaya ? oo ka weyn baanu geed ku soo xidhne
Allaw dhawr laaliga
Somaliland ha jirto ha joogto

-
-
-
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Sun Mar 06, 2016 10:31 pm
by SahanGalbeed
Waa iska badaw hadal badan

, ma xuma badankood
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Mon Mar 07, 2016 11:12 am
by theyuusuf143
Xigmada laaliliiga iyo sida ay hadalada codedka u isticmaalan inaba caadi maaha.
I like the last part...CM muxuu sheegaya ? oo ka weyn baanu geed ku soo xidhne
Allaw dhawr laaliga
Somaliland ha jirto ha joogto

-
-
-
waar waa maxay laaligu horta.
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Mon Mar 07, 2016 12:43 pm
by jalaaludin5
Xigmada laaliliiga iyo sida ay hadalada codedka u isticmaalan inaba caadi maaha.
I like the last part...CM muxuu sheegaya ? oo ka weyn baanu geed ku soo xidhne
Allaw dhawr laaliga
Somaliland ha jirto ha joogto

-
-
-
waar waa maxay laaligu horta.
reer waqooyiga ayey reer jabuutigu laali ugu yeedhan.
iyo Aari Anglais...Anglais= English. Ari=Aarye lol
-
-
-
Re: The political culture of Somaliland
Posted: Mon Mar 07, 2016 1:48 pm
by theyuusuf143
Oki gartay