Moderator: Moderators



laasciidle ma ciise muuse baa daga?

LJ does Laasciidle come under Saxil or saraar?

There's something wrong with JB. Xitaa adiga waxbaa kaa si' ah.Maye si fiican bay yeeleen
It must be in the mina water.There's something wrong with JB. Xitaa adiga waxbaa kaa si' ah.Maye si fiican bay yeeleen






Faraq baa u dhexeeya dimiquraatiyada iyo inan-gumeednimo.Wadanku waa democracy qof walbaana waa u xor fikirkiisa, Meeshu maaha Aroos ay waajib tahay in caruuska loo tumo durbaan beena. Kab iyo hangoolba waad u taagi kartaa cidaanad taageersanayn no hard feelings.faysal Cali waraabe ayaa dacwad ka gudbiyey maanta kaambaynka cirro. komishanku way garwaaqsadeen cabashada xisbiga ucid waxayna soo joodiyeen in wadani kaambaynka joojiyo.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests