The future president knows what his talking about.
Mujaahid muuse biixi, Fought for his country.
Wadani dhuulkiisa jecel muuse biixi, never left his country.
Familigiisuna waligood dhulkooda hooyoo kamey bixin
Waa mujaahid, waa wadani, baasabor western ahna jeebka dambe uguma jiro.
Hadi laga guuleysto iyo hadu guuleystaba waa soomaalilander aan dal saan cadaale aan dan ka lahayn.
Can the same be said about our Finish passport holder Ciro?

-
-
-